Alla maxan dad badn abaal uhaayaa illahow igu sin inaan ugudo abalkoda mana gudi karo aadana iska ahye ilhy abalkoda janno hauga dhigo❤️🥹
2026-11-03 19:20:41
4
Khadra🇸🇴. :
Si Kasto iskugu Dhacdo Qofkaas Ama Isku Xariir Weyno Wllhi Waa U Ogsonahay Salad Kasto Dabadeed Waan U Ducaya Qof Kasto Maalin Aan Liitay Garab Ii Noqday Illahayna Waa Ii Ogyahay🥹🫶❤️🩹
2026-11-03 20:48:27
1
Fardowsa 🦋😇 :
Malin ma ilawo qofkii i garab istage anigo u bahnaaa xitaa iku yiri hadal wngsn 🥺
2026-11-03 18:52:35
3
cowlo :
Wali ma ilabin ilahow nolosha uquxri an igusin malinka u abal gudilaha
2026-11-03 18:46:27
3
𐙚 𝓛𝓲𝓷𝓪 🎀 :
Xitaa hadal qofkii igu dhahay waqti u bahna abaal ban u heyna 🥰
2026-11-03 16:42:48
4
🥀Yaana🦋 :
ani 1 wil abal igaley waligy ma ilaawayi illhy abalkiisa jana hakadhigo😭amin malin xasid bdn yeshy bu kaligi igarab istagey😭
2026-11-03 19:47:27
0
.🐍 :
xitaa dadka kle we ikala duwan yihiin🥺❣️❣️
2026-11-03 11:13:06
5
𝗔𝘆𝗼𝘂𝗽 𝗬𝗮𝗹𝗮𝗵𝗼𝘄🇸🇴 :
Hoyaday macan ilahey ha idilin ano abalkeda gudim😭❤️🫅🏻
2026-11-03 20:09:40
0
Dragon🕺 :
Wllkey iga wen mrna sxbkey wlhi kuma ilaahi dono intan nolahay xitan hadan adiga kuu abaal gudi wyo caruurtada waxan balan qadayaa inaan boskaga ubuxiyo inkastoo aan u buuxin karin booskaga nolow intey nolol jirto❤️🫶🫅
2026-11-03 19:39:35
0
farhiyamuhudin1 :
Wxa la ilow aya jira m ddkas ilowi kra 😭❤️
2026-11-03 16:31:34
1
Queen leyla :
ala maxey badan yihin dadkas berka idinka ogsonii qalbiyal♥️
2026-11-03 19:39:18
0
smile girl🤍 :
maalin hosked ma ilawo ruuxi abaal I gala beerka ka ogsoni🥰
2026-11-03 17:39:23
0
N🦢🖤 :
Ma ilooobi doono Wllkey ilaahey nafta ha igu simeee siduu booski aabahay iigu buuxiyeyy Anna I.a ilaahey ubad baari ah io mustaqbal wacan ha siiye inaa mar uun u abaal gudayo 😭😭❤️
2026-11-03 18:59:29
0
𝓚𝓪𝔀𝓽𝓱𝓪𝓻🐎 :
ma dhacayso inan Ilawo❤️🥹
2026-11-03 17:54:56
0
malabeyyyy🦋🖤 :
ma iloobi karo🥹❤️
2026-11-03 19:06:06
0
🤫silent killer🪷❤️🫶🏽 :
2026-11-03 12:40:10
0
sahro872 :
2026-11-03 19:49:07
0
sumayo suusuuu :
Abaal Waan ayaad agashay guulban kurajanay
2026-11-03 17:18:31
0
N :
maba jiro qof abaal igalaybba ani 😭😂
2026-11-03 16:36:23
0
𝓗𝓸𝓸𝔂𝓸 𝓚𝓸𝓻𝓲𝔃❤️🥹 :
Sida caadiga❤️🫶
2026-11-03 17:21:58
0
Hafsa--Tigow 🥷❤️🔥 :
heestan micno weyn ayey i ledahay🥲
2026-11-03 18:15:36
0
F❤️ :
ma wax laa ilawaa🥺❤️
2026-11-03 19:04:53
0
🥰queen :
@Fathi Ali🖤💸 berka kaa ogsoni walashay abalkada jano allaha kadhigo❤️😭
2026-11-03 18:23:54
0
yarta halista 🇬🇶+🇸🇱 🙅♀️ :
@PHaTHiiii🌹🌼 noloshaydii fatxi sxp mcneyy ku ma ilaawi doono💋💋💋
2026-11-03 11:37:16
0
To see more videos from user @enmohmett, please go to the Tikwm
homepage.