@ilwadalinor1: Gabdho ina tashano waye anagana 😂😁#fypシ #somalitiktok #dumarland❤️❤️ #foryoupage❤️❤️ #ciyalxamar🇸🇴🌹🌹❤❤🔐🔐💘

Ilwad Ali nor
Ilwad Ali nor
Open In TikTok:
Region: SO
Tuesday 03 November 2026 10:19:01 GMT
69688
5177
917
1240

Music

Download

Comments

shankaron37
Muna liza🇩🇪 :
Thnks dheh laka yabe ino intas awodisa ahed
2026-11-03 20:15:41
2494
mrs.simiiraa
Simiira🕊️👑 :
Alxm iyo Mhdsanid afkaga bar abyo
2026-11-03 17:19:44
1837
ayan43799
Naciimo Nalka💝💓🇱🇺🇱🇺 :
back [Big LOL][Big LOL][Big LOL]
2026-11-04 15:53:43
0
bidareyyy2
Queen Bidareyy🦦🔥 :
Wxylha Qar wlga fcnyhe Qofka wuxu Kukeno Mhdsnid inad dhhdo wey fcnthe haba hayrte Byoh❤️
2026-11-03 18:04:19
569
ibraahimtaatiko
𝐓𝐀𝐀𝐓𝐈𝐊𝐎 :
Waa markey ka dharagtay[Tears of joy][Tears of joy]
2026-11-04 17:09:38
0
qalbidhaya354
HANI💗 :
qofka wuxu ku keno ha yarado ha waynado u mahad cili❤️
2026-11-04 05:06:51
619
maxamuud.calisow
Maxamuud Calisow :
nasoceli maxaucutag walal[Tears of joy][Tears of joy][Tears of joy]
2026-11-04 16:44:13
0
zubeer_trader
ƒx zußεεr📉📈📊 :
xariifkaasow hadaa imaqleysid marka xigta sun ugu dar👏🙏
2026-11-04 06:17:36
153
faatia.cdy
Faatia Cdy 😘 :
Adaaba Intaas Lugu Keeene[Tears of joy][Tears of joy]
2026-11-04 12:34:46
0
darnaa17___7
D𝗮𝗿𝗻𝗮𝗮... :
intii uu awooday bu keenay lkn qof qaldan buu u keenay
2026-11-04 10:17:25
91
tusaale.aduun6
tusaale aduun :
qofki waxku siiyo shukran ayaa ladhahaa haba yaraatee abyo
2026-11-03 16:52:58
283
flower34709
2/7🎀 :
Waba dhamaysatee mahadsanid ma dhahdi
2026-11-04 06:17:49
104
daganeyyy45
dagan🫦💞 :
Wxylha Qar wlga fcnyhe Qofka wuxu Kukeno Mhdsnid inad dhhdo wey fcnthe haba hayrte Byoh laga yaba intas ine awodis thy❤️
2026-11-03 21:40:02
99
srmuad
MυαD :
Be great full.
2026-11-04 14:33:26
0
user25700725166874
iQro✨️👑 :
wlhi aduunka wxa unecbhy qof wax isiiyayy ina wax kasheego
2026-11-04 09:17:11
21
qaboojiye933
qaboojiye100 :
wllhi yarkaas waa dacad lkn dadka qaar waxa jura aan istahilin in wax la siiyo lkn muqalkan wuu arki donaa inuu ku waano qaato ban rajaynayaa [Pray]
2026-11-03 23:03:42
38
1.2.3.267
Nawal🇸🇴🤍 :
Aba Mahadsanid iska dheh wax lagu kene wax Lagma shego ❤️
2026-11-04 03:03:39
33
ridhu...ppe3
S🌿 :
Ado Gabara nin ina dhahdo bahi ihaysa waba qalad lkn hadiba wax lagu kenay mahadsanid dheh intas inu awoday laga yabay🥰
2026-11-04 09:38:23
7
hildhibanada
HilDhibanada🇸🇴 :
Waa mara dhameyse😂😂
2026-11-03 18:12:53
38
tuusheeyy_
Beerlulla🕊️🦋 :
Block Saar qlbi ma Ada dhalay😭😂
2026-11-03 11:09:52
75
dhibleyd24
ina cabduqaadir 😍👸❤ :
qofki wax yar bixin kara wa waxena bixi kara abayo lagayaba ine intas tabartiis tahay ❤️
2026-11-03 22:08:04
8
naruro528
نُورَة الْقَمَر🤎🤎🐻 :
adabo iga ron oo nin aminte wax lacunayo wlhi oo bilhi oo talhi magc ilhay waye wax cunayo nin kuma ami ni karo ani zid ugu baqa qof cuno ikenayo 😭
2026-11-03 12:23:24
56
To see more videos from user @ilwadalinor1, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About