@55.55.555.555.8: Mcnn adiga kuma dooran xilli keliya, waxaan ku doortay inta noloshayda oo dhan, sababtoo ah qalbigaygu adiga ayuu kaa dhex helay qof uu jeclaan karo, ku kalsoonaan karo, mustaqbalkana la wadaagi karo. Ma doonayo inaan noqdo qof maanta ku jecel oo berri kaa taga, waxaan rabaa inaan noqdo qofka kula jooga maalmaha farxadda leh iyo kuwa adagba, qofka gacantaada haya marka ay noloshu kugu adkaato, qalbigaagana dejinaya marka aad murugooto. Mcnn, waxaad tahay qofka aan jeclaan lahaa inaan la wadaago riyooyinkayga, qorshayaashayda iyo dhammaan waxyaabaha aan mustaqbalka hiigsanayo. Markaan ka fikiro nolosha aan jeclaan lahaa inaan dhisto, adiga ayaan dhexdeeda ku arkaa, waxaanan ku riyoodaa maalin aan garabkaaga joogo annagoo ku faraxsan jacaylkii iyo kalsoonidii inaga dhaxaysa:❤️🥹

𝐌𝐮𝐜𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚ﻕ.🤎🤴
𝐌𝐮𝐜𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚ﻕ.🤎🤴
Open In TikTok:
Region: SO
Tuesday 03 November 2026 10:24:43 GMT
4937
365
2
240

Music

Download

Comments

xabiibo240
Xabiibo maxamed :
❤️❤️❤️
2026-11-03 11:08:46
0
umumucad43
umu mucad :
❤️❤️😳
2026-11-03 16:26:33
0
To see more videos from user @55.55.555.555.8, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About