@galaydhtv: Madaxweyne Cirro oo dalacsiiyay Askari daacadnimo ku sifoobay.

Galaydh TV
Galaydh TV
Open In TikTok:
Region: SO
Tuesday 03 November 2026 10:27:58 GMT
64277
9868
220
571

Music

Download

Comments

muhzin4k
MUHZIN PRODUCTION📸🔥 :
Masha allaah nin kiii duubay ayaa sababtalaha 🫡📸
2026-11-03 10:54:29
298
mohmedka10
DUHUR LAPISTE 🤸‍♂️🏃🦎 :
shaqadayda cidna waxba kagamaan doonayn oo qaranka waan u dhaartay
2026-11-03 11:30:10
124
hamsa_hashi1
Hamsa_Hashi :
"Daacadi ma hungowdo"
2026-11-03 10:49:32
120
user.r31325
user.r31325 :
Dacadi ma hungowdo 🥹🩷
2026-11-03 12:21:07
0
classycloset34
user66609134482 :
Xitaa laalushka ma qaato ninkaas💯🙏🏻
2026-11-03 11:40:01
35
bilanbilicsan143
Edabsan :
Mashallaah
2026-11-03 13:47:23
0
user5719713863232
queen layla :
mansh allah🥰🥰
2026-11-03 18:17:12
0
fathimina71
Fathimina :
Wlhi uu u qalmaaa intaa iyo in ka badan makhraati baan ka ahay inan dhawr jeer isagoo roob xoogan da,ayo dhex joogo alle ha barakeeyo qarankiisa ayuu daacad u yhy🥰🥰❤️
2026-11-03 11:11:00
48
kashka333
ᴬHᴹᴱᴰ Hᴬˢᴬᴺ❖ :
nin Ka Dalacaan Tiisa Ka Dambeeyey Rapio Gacan Daple🔥🫡
2026-11-03 11:10:02
39
somaliland.defens
Omar :
he is very humble man and we know that the traffic department in Somaliland don't have a good reputation but this man is different he is a good man
2026-11-03 11:10:12
16
dashihassan_ssb
DhashiiHassan_ SSB :
Our hero🦁👑🩸🌹🫶🫡
2026-11-03 12:52:47
0
waadhawr88
gentleman 🇳🇬🎖 :
meyen kuwi nalaha cidanka wax xun kagudbisan kawanagsana wanu gudbina m.a taliye🫡💯🫡
2026-11-03 12:46:26
11
abdoorko0
RKO :
He deserved wlhy, Last 3 years waan ku arkayay Isgoyska Dhakhtarka weyn.🫡
2026-11-03 11:05:11
15
almis_media4k
𝑨𝑳𝑴𝑰𝑺_𝑷𝑹𝑶𝑫 🔘 :
Wuu Uqalma intaa iyo in ka badan ba Abdikariin🔥
2026-11-03 15:22:13
9
halyay125
Xujaale :
Respect
2026-11-03 14:01:08
0
only.kulmiye
𝒞𝒶𝒶𝓂𝒾𝓇 𝓎𝓇ℯ𝒽👻🎖⚡️ :
Wllahi ninkan waa gobonimadiii oo qofa waa wax garad🫡
2026-11-03 11:32:14
9
abwanad16
Abwanaad ubax G36 🦁♥️🐪 :
Ma hungowdo daacadi 🌹🌹🌹🌹
2026-11-03 13:43:07
5
sir_mahdi0
Mahdi Abdikadir Mohamed :
Wuu u qalmaa intas iyo in ka badan wlhie
2026-11-03 11:07:05
8
mowlith6
mowlith6 :
Wlhi Ana Arkey intan Askari Traffic ah arkayey wuxu aha Askariga keliya een kulmo xalay dhacay shaxadeyn waxba kuweydineyn Salaan kuu taagaya Wlhi wa Muxtarim ano maalin maraya halka uu joogo Ayu salaan i taagey waan yaabey Waxan islaha gaadhi ka dambeya ayu u tagaya mise wa aniga wan u tagey ana Alle ha Barakeeyo
2026-11-03 14:45:31
10
user21968194995587
Gelle :
masha Alllah waa uqalmaa, waana askari dacad ah
2026-11-03 13:03:45
5
abdi__________ali
abdi___ali :
Legendry 🙋‍♂️🫡
2026-11-03 10:31:09
6
cabdohanad0
casar labiste💫 :
وعسى ان تكرهو شيا وهو خير الكم 🥰
2026-11-03 10:49:38
7
userr7489001
Userr27The7#🇮🇳 :
Ila Inte la Dalacsiyeyy
2026-11-03 15:02:12
4
subxaanalaaah
mohamed jabiye :
wuu uqalma
2026-11-03 11:16:39
4
attoga43
AttoGa 🇨🇭🤍✈️ :
Deee waa Haye 😂 Taliye waan kuwata 🔥🫡
2026-11-03 16:26:56
3
To see more videos from user @galaydhtv, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About