@suhayb_careef: Cabdikariin, askari ka tirsan Ciidanka Booliska Waaxda Taraafikada, waa shaqsi mudan ammaan iyo qadarin Waa nin ku sifoobay hawlkarnimo, daacadnimo, akhlaaq wanaagsan iyo u adeegidda bulshada. Alle ha kuu siyaadiyo sharaf, karaamo iyo guulo badan. 👮♂️👏❤️#suhayb_careef❤️🎥
SUHAYB_CAREEF🎥❤️
Region: SO
Tuesday 03 November 2026 10:28:00 GMT
Music
Download
Comments
ZuHa💭 :
Hablaha sidey u ixtiraman inamadaydu illhy hano daayo🥺❤️
2026-11-03 12:30:56
166
Munier Apdi 👑 :
saka la dalacsiyey ❤️🫡
2026-11-03 11:06:23
123
queen qalbi wang :
Manshallh hanabayo
2026-11-03 17:53:54
0
karaamo :
walahi xataa dadka lugeenaya ayaa jecel ninkan
2026-11-03 17:32:18
7
IᑭᖇᗩᕼIᗰ×͜×🫅🏻☠️ :
dadka Mobilka Jaajarka ku FirsanAyO Asc😂❤️
2026-11-03 17:23:42
10
Gacanta lixaad G6 :
wuu dalacay ninkaasi waa midh midha inagu sii hadhay insha allaha guul
2026-11-03 10:45:27
54
mohamett :
wlle ninkasi wa dacad niyadan ku hayey in malin uun la dalacsiin doono hampalyo
2026-11-03 11:38:23
14
zamzam :
mansh Allah
2026-11-03 15:43:17
0
HothaN🕊 :
7 sano kalih jirey duhurkii dhulko kulul so mari jirey Isgoo sidii u tagan allow cimirga camifaamdkba u dharee[Hands open]
2026-11-03 12:49:07
14
Durduro🌬 :
qof ka wangsan oo ciidanka ku jira ayaa jira isma lihi ixtiraamka dacadnimada ugu shaqaynyo dadkiisa abaalkaga jano adeer 🥰🫡
2026-11-03 19:07:18
1
EngAdam Moh Azkar :
ninkaasi wa Madax wle Wa daacad subax kasta waan Slama markaa marayo Baarlamka agtiisa .
2026-11-03 20:04:44
3
ᥫ᭡Samiaᥫ᭡ :
wllhi raga tarafikadii Markey habluhu maryaan ilaa aan dhaafno Babuur mah maroh halkey taagnyiin rabow noo dhowr cidnka ❤️
2026-11-03 16:57:00
4
𝗔𝗥𝗪𝗘𝗘𝗟𝗢𝗛🤎👸🏽 :
Alle abaalkaga janno haka dhigo qofka wanagzan ciidanka taarafikada kuman arag wllhi siba sidu dumarka u ixtiramo👑🥺
2026-11-03 15:04:14
5
cindrella🦢💕🥹 :
cabdi yuusuf langadhe adke✊
2026-11-03 21:37:22
0
SAMATAR YARE :
u qalmaa wllhi[Perfect score][Power]
2026-11-03 12:44:08
0
IZAA👸♥️ :
Ala shalay wadada intu it’s istajiyay gawadhidi ayu igu yidhi soco❤️🥰 abalkagu jano taliye 🙏🏻
2026-11-03 15:44:50
0
adan19588 :
👏🧑🏽✈️waa muwaadiniin daacaada u ah dalakiisa iyo dalakiisa 👑🦁🌹🌹🌹🥇🏆🚔 📖✍🏾
2026-11-03 20:33:52
1
EAZY E 😕 :
Madax weeyi ninkass 🫡
2026-11-03 11:50:58
6
Katacaabdi Katacaabdi :
2026-11-03 18:41:55
1
bilan :
somaliland
2026-11-03 17:03:11
4
⛩️ MaanbiLe༽🩶 :
Inta io ka bdn bu uqalma m.a❤️
2026-11-03 20:49:12
1
MAX.o.os :
ninkasi wuu u qalmaa wlhi
2026-11-03 11:35:41
6
dheyman💎 :
2026-11-03 16:46:23
1
𖦆asmooyᥫ᭡🪷 :
mash alaah
2026-11-03 11:30:44
2
Aya tullaahi cali carro :
ninkaas wallhi dad io duunba wu kla hagaa 🤗🤗🤗
2026-11-03 10:48:00
2
To see more videos from user @suhayb_careef, please go to the Tikwm
homepage.