@abdirahman_waaberi: Fariimaha whtsappku xagee sii maraan si ay u gaaraan qofkii aad u dirtay! #somalitiktok #ciyaalxamar🇸🇴 #somalitiktok12

abdirahman_waaberi
abdirahman_waaberi
Open In TikTok:
Region: TR
Tuesday 03 November 2026 10:28:40 GMT
4679
950
21
67

Music

Download

Comments

...p6781
ZACIM🙌🏽 :
ChatGPT oo qof cadi ah apdurahman waberi media
2026-11-03 10:33:54
68
taajirka.xaafada1
taajirka xaafada :
next telephonada ay ciidanku isticmaalaan
2026-11-03 12:06:40
5
xuseenliibaaabuukar
sheekh mustafa :
📞coll
2026-11-03 11:52:12
1
bisle919
Abdirahman Ahmed Abdulahi :
Abdirahman cumer nin wax bartay ilaahay ha ku xifdiyo aduun & aakhiro
2026-11-03 10:54:48
12
jimcaaleyare25
moha < > edit :
thats network
2026-11-03 11:42:10
1
siisey504
Updiaziiz🇬🇧🤴🏾 :
Wll Ani Istanbul Maba joogiye🥰
2026-11-03 11:40:58
1
axmedaxmed112
Axmed :
sidee qof aan isku meel joogin mobel iskala hadalnaa oo codkayag u maqla
2026-11-03 12:01:03
1
mukhtarcaska
mukhtar caska💛🦅 :
waaberi media Facebook gan 4 sano kala socda gulayso zcp🙏
2026-11-03 10:39:51
4
nurnur00111
nnnrr :
🥺🥺🥺 Qofki walaal ah ee maanta ii hiilliya wallahi weligey ma hilmaamayo. Waxan ku jiraa xaalad caafimaad iyo mid nololeed oo daran. Naxariista rabbi lagama quusto mana mooggani balse xaalkayga ayaa xun. Waxan ahay nin dhalinyaro ah waxna bartay lakin kama faa'iidaysan karo xaalada aan ku jiro aawgeed mana haysto wax garab iyo hiil ah. Wallahi xitaa maheli karo hal maalin waxan ku noolaado. Waxan ahay qof hadaf leh balse awoodi waayay. Qofki walaal ah ee wax uun i tarikara magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqqdisho.
2026-11-03 10:54:59
4
inayaasiin55
Maryan🖤🎀 :
technology kuso qaatey 😭😂
2026-11-03 12:23:48
0
magudbe918
꧁༒☬☬Ⓢⓐⓜⓐⓣⓐⓡ☬༒꧂ :
Badaha hostoda yaa mariyay filoyinka ?
2026-11-03 12:10:00
0
mubaarak138
mubaarak :
Somaaliyey wax barta 😅
2026-11-03 11:11:13
0
mr.geesi.qaran.4
Mr geesi qaran.4 :
mahadsanid ustaad soo badi xogtaan ookale
2026-11-03 11:09:51
0
hassanhassanismael6
Hassan Hassan ismael :
allah akbar allah akbar allah akbar 😢😭 wa amarada alleh
2026-11-03 10:55:08
0
ceelxaaji3161014959814
ma gudbe 🐿✅️ :
sim card ku so xiji
2026-11-03 11:17:43
0
ina_moallim077
P H U R R E :
2026-11-03 10:44:43
0
abuuu16
Abuu🇾🇪🇸🇴 :
Ninka kaliya wax laga faido oo TikTok ah
2026-11-03 10:40:26
5
qaalit.vlog
Khaalit abdilaahi :
hadaad jeceshahay nabiga ku sali scw [Like]
2026-11-03 10:33:59
0
maanoow_81
Abdirahman :
😂😂😂
2026-11-03 10:32:02
0
xaafidrahiim1
🌴《Rahiim.🍀 :
soobadi mar weliba tusaalane B.weyne usoo qaado waxkasto 😁
2026-11-03 11:21:56
0
gentleman756
Abdirahman Erigavo :
Ninkan waa dadka fara kutiriska ahee wax utaraya ummada ee baraha bulshada jooga alle haku ilaaliyo wll
2026-11-03 12:12:35
0
muniir.joozaf
♧منير قمر♤🐐 :
Shashada laaftigeedu zidaYy uGa zii baxaYyzaa😌
2026-11-03 12:16:36
0
mohameth_63
𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐭𝐭𝐭 •🕷️ :
Oo farinta bada hos maresa hadu kalun cuno kwrn 😭😭😭
2026-11-03 12:23:18
1
aark515
ĂŴĂĹ ŚĤĂĤĂŔ :
wax walba fahmay😂
2026-11-03 10:58:27
0
craxmaankhalif
C/raxmaan Khalif :
[Heartwarming][Heartwarming][Heartwarming]
2026-11-03 10:30:13
0
To see more videos from user @abdirahman_waaberi, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About