@kulantv1: “Kama xiniiyo weyni Ciidanka kale ee waa dhaarta iyo daacadnimada waxa laygu abaal mariyay ..”Askari Cabdikariin oo maanta uu abaal mariyay Taliyaha Ciidanka Boolisku

Kulan TV
Kulan TV
Open In TikTok:
Region: SO
Tuesday 03 November 2026 10:38:34 GMT
52044
6455
177
179

Music

Download

Comments

maliisa1234
Naema :
Wllhi qofkii garnya ayaa garanya wanaagisa dadka xtaa ma qabsado waa fariid waana u qalma
2026-11-03 13:34:08
27
spsa.1
Mr xagar BOY 5🦁 :
ala maxaan ninkaa inbadan urajeeyay in mar uun shaqadiisa lagu abaal mariyo m.a maanta waydhacday🥰
2026-11-03 11:34:13
59
abdinaasir.mohame7
Abdinaasir Mohamed🐪🐪🐪 :
mshaa allaah mshaa allaah maxaa ka fican in daacad nimo dhaqan wanagsan akhlaaq karti shaqo wanaag lagugu amaano waliba daacad nimo waana arin ah in lagaga daydo
2026-11-03 11:13:41
32
khadaari
mo khadar 606638199360 :
ninkani walhi waa nin shaqo bdn
2026-11-03 12:15:02
19
balaayo16
🎋 :
Manshallha
2026-11-03 12:18:19
0
moh605998
LANDER :
Hard worker abdikariim❤️
2026-11-03 12:26:43
1
boqoradaqurilugud
GoBSan🔥 maxamed🌹 :
Walahay farxad darteed ilmadaan ceshan waayay qof kastoo dalkiisa &dadkiisa daacad unoqda saa saa lodarajayn
2026-11-03 12:16:19
12
hoyo.jano
mamo darajo gol jano💚🤍♥️ :
2026-11-03 19:05:03
1
mhmedali554
,,,,💦💦 :
wllhi billahi abaal u haya aad u wayn waliba ninka raga ah markan aanu awood ku sheegan xalad kugu adag ma ilowdo qofkaas Qalbiga wanaagsan abaal laguma siiyo, balse duco iyo xusuus wanaagsan ayaa lagu hayaa Abaalkaaga ma illaawo, wanaaggaagana ma duugoobo
2026-11-03 11:42:26
10
gobsanaadam2
Gobsan♥️🫅🏿 :
hadal weyn🔥
2026-11-03 11:46:04
8
samiira.dheeman7
samiira ugbaad :
2026-11-03 20:12:12
0
dacad322
mahdiqani laay loof :
mashla mashla guul daacdi mahungado
2026-11-03 12:22:20
4
nuura3999
arweeelo8 :
masha allah
2026-11-03 17:16:31
1
wacan327
SANA 🌹 :
masha allah allow isha ka hay qarba kanaxaya
2026-11-03 11:20:44
2
muwahib.ahmed6
Ma :
Mashallh
2026-11-03 11:19:19
7
najahmohamath
naجaح🐄🤎 :
adbu shaqasi muxtarima u.yahay malin kasta 6 ku.dhafa isago.tagan.12 kuzo rawaxa isago tagano🥺
2026-11-03 14:40:29
1
maryan_ahmed45
maryan_ahmed45 :
masha allh
2026-11-03 11:34:38
1
alxamdulilah543
🫶❤️ :
Masha Allah 🫡
2026-11-03 12:57:14
2
bushra.reermagaal
1234567 :
waa magaalade
2026-11-03 19:41:47
0
cirashiida
ciirshiida 🌹💯 :
2026-11-03 19:58:04
0
ifrahjacfar
Emma jama✨🇮🇹 :
Masha allah wa abo iyo nin masula oo Iman iyo diin ba ka muqato
2026-11-03 12:18:03
1
therealshko980
. 🇸🇲 :
2026-11-03 20:21:49
0
juweeryamaxamed1
af. Qurux💋🫶❤️ :
nuurkisa maansha allah🥺🥰
2026-11-03 20:24:46
0
noura.waddani90
noura waddani :
2026-11-03 20:08:36
0
samiiroabdi08
samiiroabdi08 :
🥰🥰🥰🥰🥰
2026-11-03 10:50:19
0
To see more videos from user @kulantv1, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About