Timhaa low pros ah wa in biyo diran lagu dhaqa si ay u furman o hadhow wixi la mariyo u galaan madama ay leyhn wx ladhaho close cutiles timahaa biyo qabow ku dhaqa bad iska ledahay si fican uso baar bal wax kheyr allaha ku siye dadku isku wada timo maheee
2026-11-03 13:22:11
2
Ummah🦋 :
Oo shan waxyaabod nomaba shegin nawaaleyy 😂
2026-11-03 11:22:14
3
miski💄👠 :
ani saliid maba mariyo qalelka jeclhy
2026-11-04 11:02:33
0
🫦~ :
nosheg wll mask qoynaya
2026-11-04 12:17:13
0
quruxdi godey gacalo🇬🇧 :
Saliid maba mariyo wll kareeen ayaa mariya
2026-11-04 10:58:17
0
Indhouron :
Meqo jeer mariyaa saliida
2026-11-04 02:43:47
0
No face :
Bil bananba marin week iska dhafe 😅
2026-11-03 17:28:14
0
To see more videos from user @nawalabdikani, please go to the Tikwm
homepage.