@.daaci_mukhtaar: #hooyo ducadiinii wayna soo gaadhay heer ay gaadhay jidhka hooyo dhan waxaa ku caafimaaday xubnihii 30ka maalmood koomada kujiray waxaa fadhiistay jidhkii 30ka maalmood sariirta saarna abaalkina jano alle haka yeelo

Daaci Mukhtaar
Daaci Mukhtaar
Open In TikTok:
Region: SO
Tuesday 03 November 2026 11:49:58 GMT
306107
103537
6511
5679

Music

Download

Comments

mrjeex14
KHaLiD :
daaci hoyadii dartiiiii ayuu janada ugalaya m.a
2026-11-03 12:33:16
1769
mariellexx0
️ :
Armey noqota malintiiy kugu dambaysi aad sooqorto scw🥰🥰
2026-11-03 11:57:28
985
0.0.2.6.7
￴ ￴ ￴ ￴ ￴ ￴ ￴ ￴ :
Hadii add cafimad qabto alxdullilah dheh❤️‍🩹
2026-11-03 12:13:19
433
saadiqvicsoomalia
☆TiTaNiC☆ :
HooYinKa inta xnuusan ALLe Ha caafiYo intii dhimtyNa aniGa hooYdy u horysaNa ALLe Ha u nxariizto
2026-11-03 11:54:09
134
faaazu____
Faiza🕊️ :
Alla sida naxariista leh ay u fiirineyso🥺 ilahayow codkeda ufur ayado la hadleyso cfmdkeeda taam yahay natus yaarabi 🤲
2026-11-03 15:44:03
44
awoh588
🦋👛 :
Alllow Ka Dul Qaaad
2026-11-03 11:53:06
90
seynabisaak
ayeya koris👑💎🇸🇴 :
qalbiga wey kaqanac santahay wayo waxa garbkeda ahaday muqtar baari m.a ilahow cafimadkeda uso celi yaa rabi🤲☝️
2026-11-03 12:13:15
369
alx369thuglif
zack🐐 :
saliga nabiga hadhafiin sxp scw scw 😭😭
2026-11-03 13:21:27
133
asma___nashaad10
𝐀𝐬𝐦𝐚𝐚🤍🦋 :
Illhow cafi waa awoodaaye🥺🥺🥺
2026-11-03 11:54:47
83
sahra.maxamed826
Sahra Maxamed :
hooyo😭😭😭[Hands open][Hands open][Hands open][Hands open][Hands open][Hands open][Hands open][Hands open][Hands open][Hands open][Hands open][Hands open][Hands open][Hands open]
2026-11-03 19:47:29
0
dhookh.wanaag.collection
Dookh wanaag.collection 🛍️ :
Dareenkeedu Waa jooga lkn ma hadli karto 😭
2026-11-03 12:01:01
96
masoconaa3
AHmeTtt🇸🇱 :
Armey noqota malintiiy kugu dambaysi aad sooqorto scw🥰🥰
2026-11-03 12:19:24
52
hayaat501
@ hayaat501 :
I can’t hold my tears my Allah gives back her health🥺🥺
2026-11-03 20:23:51
0
faldtheahbkosgejb
2431221@805 :
may Allah give her quick shifaa 😭😭😭
2026-11-03 20:28:18
0
.45.780
Sihaame 🏴 :
Ma hadli karto ma ahne niyad ahan bey ugu duceneysy wiilkeda ❤️
2026-11-03 16:11:42
13
siyad.and.khair
Lifestyle Siyad 🦁❤️ :
ya Rabbi grant her Quick shifaa 🥺😢
2026-11-03 20:24:34
0
_eyse7
. :
Ilhow cafimad taam eh sii🥹🥹❤️
2026-11-03 20:11:28
0
rrr751952
rahma yar 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 :
allownudaaa
2026-11-03 20:28:29
0
malyuuncabdixaashi1999
Melyuun🩷🦋 :
Sida raxmada leh ay marwalbo u fiirineeso ayaaba waxloo dhigo jirin🥹🥺 walalkeeyow ilaahay hakuu caafiyo hooyo🥹🤲🤲🤲🤲
2026-11-03 13:19:57
5
faay288
Faay Ali 💎💕 :
Allow awlad isii lama dhahe allow owlad baari ah isii ba la dhahaa wiilkan baari waye allow hooyadii ucaafi 🤲
2026-11-03 12:30:52
23
umuaisha202
Fatma❉ :
Malin Dhaw way Hadli Doontaa❤️Bi"idni Rahmaan
2026-11-03 12:34:54
8
inagaraad96
dhagax dixeed🐎💙 :
ilahow waad awoodaaye xanunka ka dul qaad yaa rabi awood ay ugu jawaabto sii 🤲
2026-11-03 11:56:22
15
asaley04
Xamdi butuceY 🇺🇸🇸🇱🦋💸 :
Ilahayow cafimat usii hooyadiis😭💔
2026-11-03 13:22:10
8
zihaameeyyyy
ZihaaMeyy🎀😩❤️ :
Hooyo Mcn Cfimad TaM Allah Ku ziyO🫶🏼😻😭
2026-11-03 11:52:53
18
xamda717
xamda🧕🏻🦋 :
Wey kugu indho qabowsaneysa ilahey cafimad hadiyo adne haka abal mariyo🤍
2026-11-03 12:54:55
7
To see more videos from user @.daaci_mukhtaar, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About