@loosey8:

Loosey8
Loosey8
Open In TikTok:
Region: MY
Tuesday 03 November 2026 12:34:00 GMT
83797
16630
346
761

Music

Download

Comments

siidcumar0033
Omar :
Halkaan yaad ka salameysaa.😁
2026-11-03 14:20:03
258
fartuunt0
idman'turux💫 :
musiga markaan maqlay subax jimcaa dhar la dhaqayo barqadiina idacadi hornafrik barnaamijkii hadal haynta todobaadka AUN wariye siciid tahliil axmed old is gold😭
2026-11-03 13:08:34
219
suldan442
Suldanka44 :
Horta jimco walbo waqtigas dhar Maxa lo dhaqi jire
2026-11-03 14:28:25
88
liibaan982
LIIBAAN 🇬🇧 :
inta dhagesan jirty aan waligood ka qeyb galin😂😭
2026-11-03 15:44:25
85
money..................8
💸💰 :
noo bararujinaaye bil kheyr Nola dhageysta xasuus wlhi waqtigaas yaa iso celiyoo😭
2026-11-03 13:22:12
17
saacid506
SA, ED🇱🇾 :
memorie
2026-11-03 16:46:56
0
ibraahim_2x
ابــــــــــــراهيـــــــم🦥 :
Barnamijka weli masocdaa Horta?
2026-11-03 12:41:46
23
ina_ali90
👸اسماء🎀👸 :
Waqtigi dahabiga ahaa 😫
2026-11-03 14:02:43
21
oinda2247
Boqorada :
8 subaxnimo Hooyo iyo aabo 2 ganbar kunfadhiyaan gabadha reerka u weyn canjeelo dubeysaa oo caraf badan shaax carfayaana waala kariye oo ciyaalka iyo dadka dhan loowada shubay oo cabayaan dharna wala dhaqayaa ilmaha yaryarna way dhageesanayaan barnaamijka caruurta Gold time🥰🥰
2026-11-03 15:31:03
33
awowe65
Armaan🔥🇸🇴 :
2014 xasus wllhi🥺
2026-11-03 17:54:48
0
deysane_11
ABDINASIER :
Old is gold🏕🥰 only rer xamar yaqan 🫡🤟
2026-11-03 13:08:08
0
ali.nour.mohamed
Ali Nour Mohamed :
loosey the legend
2026-11-03 18:29:34
0
socodwanaag05
Maria Hassan mohamed :
reer muqdisho le fah mikaro
2026-11-03 13:35:24
40
ahmettt167
Ahmed bashiir🦁🤍 :
Memorie 🥹
2026-11-03 16:25:46
0
mohamed.ibrahim5145
swadrina❤️‍🩹🌹💞 :
waakii uuaduunka fiicnaa🥰🥰🥰
2026-11-03 13:29:33
8
tiktok.mohan10
M.À.Ş.Ķ.Ì.Ĺ.À_10 :
Old is gold
2026-11-03 17:51:06
0
shaafi066
Loℂά ٤١❼❸ ★  ® :
jimcadiii Wanku tashan jirayaan anig😂 golden time
2026-11-03 12:37:56
25
gartibadan28
. :
wllhi waa xasuus ad nogo waayn hadanahy ciyaal xamar asaal ah yaa dib nogo ciliyo nolashaas🥹
2026-11-03 14:19:39
10
15.9.04
"𝗚𝗼𝗼𝗻𝗶 𝗦𝗼𝗰𝗼𝗗:🇸🇴💕 :
wllHi Nolol Qurux Badanay Ahayd
2026-11-03 13:18:26
13
hayathajifarah8
👸🏻Hayat 🇸🇴❤️ :
Aad io aad old is glad
2026-11-03 13:55:13
7
shuft0___
Miss Turbi 🌸 ✨ :
Sida u sugi jiray lee❤️😭wlshey no wici jirtay
2026-11-03 12:37:38
5
mohamett.147
mohamett 💰 :
farsamada caaqil naanaale shablletv🔥😁 only reer xamar
2026-11-03 18:03:44
1
g.gudbaaye
General QeyS⭐⭐⭐⭐🇸🇴 :
Shabeellw intii subaxda jumcaha ka dhegeysan jirtay waan idin salaamay🫡
2026-11-03 17:51:19
1
kiir...4
A𝐛𝐝𝐮𝐥𝐤𝐚𝐝𝐢𝐫 𝐆𝐚𝐜𝐚𝐥 :
waqtigii dahabiga old is gold ✨️
2026-11-03 18:24:41
2
ruuncabdiraxmaancabdule
susu🇸🇴🇩🇯 :
redio shabeele
2026-11-03 14:36:40
4
To see more videos from user @loosey8, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About