🥺🥺🥺 Qofki walaal ah ee maanta ii hiilliya wallahi weligey ma hilmaamayo. Waxan ku jiraa xaalad caafimaad iyo mid nololeed oo daran.
Naxariista rabbi lagama quusto mana mooggani balse xaalkayga ayaa xun.
Waxan ahay nin dhalinyaro ah waxna bartay lakin kama faa'iidaysan karo xaalada aan ku jiro aawgeed mana haysto wax garab iyo hiil ah. Wallahi xitaa maheli karo hal maalin waxan ku noolaado.
Waxan ahay qof hadaf leh balse awoodi waayay. Qofki walaal ah ee wax uun i tarikara magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqqdisho.
2026-11-03 14:05:36
6
hidaayo cabdimahad :
Wll ilaahybn kugu dhaarshe ha idhafin wllhi xaald adag oo qofkii so mary uu dareemi kro ba ihysata waxn ahy hooyo dan yra caruur agoona korsata ilaahy moye aan cdi wax ku tarin wll ana shaqysan jiray awal hda waydan wn xanuunsady wll guriga ba la iga sarin kiro la igu le yhy dartiis wllhi melan la aado caruurta oo hoy uga dhigo ma hysto fadln hda wax igu dhaanto kirada iga bxi plse ilaahy dartsiis wllhi xaaldu waa igu xun thy 😭😭
2026-11-03 13:55:11
7
adnan :
2026-11-03 15:56:15
0
adnan :
2026-11-03 15:56:02
0
M.C.X🦁💯 :
Muqdishana ku dar
2026-11-04 08:45:50
0
maxamad yare 2255 :
2026-11-04 08:24:36
0
Daadir 14 :
Guuul. somalia 🇸🇴 gaar ahan Cxds.
2026-11-03 14:29:24
0
To see more videos from user @idris.alteeso7, please go to the Tikwm
homepage.