@06.89.2: 🥹💔

AMARA.
AMARA.
Open In TikTok:
Region: SO
Tuesday 03 November 2026 14:13:30 GMT
7037
608
42
91

Music

Download

Comments

msan652
Sophia🩷👸 :
Ilaahow maka ahan kari abahey mcn la aantiis ma ahan kari ilaahow icaafi cafimadka gacan kaaga ayuu ku jira hee yaa rapi 😭🤲
2026-11-03 19:36:15
1
mohamedhuzeinabdi
Moha Huzein 👨‍✈️👳‍♀️ :
aad iyo aad way xanun badantahay aaba la,anta inkasto ani abahay unolyahy lkn wan kalla fognahay isaga oo dunida illasaran aan taba maxad umalayn hadan wayo rbiyaw aabahay hayga qaadin🤲🤲
2026-11-03 18:22:50
1
hannimaxamed57
❤️🥹🫶 :
maxa igu xanun badnaa mar aa safar dhulka so mareeni marke dadka ila socden oo dhan ee wacden abohod eeku dhehen abo hada boxona ino so ducey ana abo iska dhaafe esana jirin qof ibuxiyey boskiisa hadi laga reebo hooyo iyo walalahey😭😭😭😭😭😭😭
2026-11-03 20:35:31
0
jujustyle74
jujustyle👗🧣 :
😭gabr waliba maskin ah waa abo la an abe la antaa nolshen wey adkatey Allha haku naxristo abehey mcn🤲🥲
2026-11-03 21:23:13
0
hanadiamond6
hanadiamond6 :
Ilaahyw aabahy u naxariiso adigaa nga jeceleysty 😭😭😭🤲🏻🤲🏻
2026-11-03 23:55:20
0
ismaqurux08
Ina Abdullahi 💔⚫️ :
Kama maseero ilehy ha u deeye Lkn qalbiga baa ii xanuna ilehy ha unaxariiste 🤲🥺abehyga aad baan u tabaaa😭💔
2026-11-03 22:51:33
0
inacali918
ina Cali🤍🦋 :
Aabo la aanta waa cudur aan dawo lahyn xanuuun aan dhamaad lahayn😭 ilhow aabahy wan jeclaa anoo u bahan baad iga qadaye ilhow unaxariiso🤲🏻
2026-11-03 20:46:18
0
sacdia_star7
꧁Military girl꧂👑 :
waa nolol adag aabe la aanta boos aan cidna buuxi karin ayaa ka bann noloshaada allaaya raxma abe[Teary eyed]
2026-11-03 20:45:44
1
landergirl58
Aragzan 𝘮𝘰𝘩𝘮𝘦𝘵ꨄ︎🎀 :
walhi maka maseero balse xanun baa daremaa Nin baa Aabahay qabri iga galiyay isnaa dunida kuraxaysanayah oo Ubadkiisa la jooga anaaa Aabo la'aan idhigay manay xanun ahyn😭💔 maxa ka xun taas adoo ku caqliyeysan kalmadaa aabo iyo naxarista abonimo😭😭💔
2026-11-03 22:52:33
0
baariso10
Neima🤎🦋 :
Wan nolhy lambarkisana wwligey la igama soo wicin dunida ayuna ges kaga noolyhy cafis io masamax baba😭💔
2026-11-03 19:52:41
1
fvvvgirls6
💕 :
Aabo Laanta nolosha wala qabsan la ahy 😭ilahyow abahey u naxariso😭
2026-11-03 20:14:45
0
s........a37
𓆩𝑭𝑨𝑳𝑰𝑺𓆪 :
maa amin saani ina ilawayo abahay waayo wax walbo abe kuu sabsan damqasha kaa qada😭😭
2026-11-03 20:37:15
0
ina..ahmed6
sahruja :
wlhi wa xanun ey san daremi karin kuwa abahoda heysta oo ey daremi karan kuwa agonta okaliya 💔ilahayow unaxariso abahey mcn oo janatu fardowso ka warabi🤲💔😭
2026-11-03 19:35:39
0
ina.cisman9
𝙞𝙨🅼︎𝙖ღ :
Ka maseero ee Alle haudayo abohod😍
2026-11-03 20:52:26
0
nuura6236
Nuura :
6 sano ayan jiray markab wayay abahay😭😭😭😭mantana 35 ayan jiraa illa hadana masamrin xanun io culays aaba la aneed ban daremayaa wali allaha☝️unaxarito 🤲🤲🤲💔abayasheen inta abahod wayday
2026-11-03 16:32:15
0
farax.cawil82
farax indho jacal 123 :
rabi ha ku naxariisto aabe mcn🤲😭😭
2026-11-03 20:15:23
0
yrnkaururka
yarnka ururka115 :
walahi wa xanun
2026-11-03 15:23:53
0
missamiira25
amiiro :
aabo la aanta xanuunka ween maan arag 😭😭😭
2026-11-03 18:16:51
0
sabrina.xasan.abd4
seyni qurux👸❤️‍🩹 :
xanunka gudahyga ku jira miyan ka hadla heee😭
2026-11-03 19:27:18
0
amuush.bashiir
👸Asiya🦋🐈‍⬛ :
walhi wakamseera hadda arko gabr aabahed garabtaagan dhiirigalinaaya lamanatar tamikaro gabar aabe leh waayo mahaysto aabe dhiiri galin aankahelayo😭💔
2026-11-04 00:11:59
0
inaabdillahiiiiii6
Aishyyy❤️💐 :
ialhyy nga jecladyyy 💔😭😭
2026-11-03 19:05:56
0
5121.5
zanuu❤️😍 :
15 sano aabe laan ba ahey wlhiy alow malinta qiyamo aabhey hal mar itus wa uxisay alow usheg gabdhisa inay kadashis wax farxad helin marka dadga aabhod hestan ani wa ilmaya allow maxa iku dan wayday aabhy mcn ale ha ku naxristo aabe😔🤲💔
2026-11-03 22:28:49
0
ladna.iprahim
laa❤️laa :
13 bilaa aabo🥺🥺
2026-11-03 16:33:52
0
To see more videos from user @06.89.2, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About