Laakin walaley hada xayeysin meyka tahay mise waka dhab hada qofne ma amino ixayeysi inti ladhoho lacag lagu siyo qofka so gudbina inbadan damcay inan online ka dalbado waxan ahay hoyo ku nol 🇨🇦 laakin waanka shakiyey amey wax jirto ehen isdhahay ama side effect ledahay waanku wareray