@maayaquus: Fursad muhiim ah ayay noo ahayd booqasho aan maanta ku tegay dekedaha iyo xarumaha ganacsiga ee Jabuuti, oo ay ka mid yihiin Aagga Ganacsiga Xorta ah ee PK23 (PK23 Free Zone), Dekedda Konteenarrada ee Doraleh (SGTD) iyo Dekedda Adeegyada Kala Duwan ee Doraleh (DMP). Booqashadan ayaa muhiim u ahayd xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal ee dhinaca ganacsiga, isdhaafsiga khibradaha ku saabsan hababka casriga ah ee maamulka dekedaha, maaraynta xamuulka, horumarinta adeegyada saadka iyo fududeynta ganacsiga. Waxaan ku bogaadinayaa Dowladda Jamhuuriyadda Jabuuti horumarka muuqda ee ay ka sameysay maamulka iyo casriyeynta dekedaha, tayeynta adeegyada saadka, horumarinta kaabeyaasha ganacsiga iyo fududeynta maalgashiga.

Abdulkadir Mohamed Nur
Abdulkadir Mohamed Nur
Open In TikTok:
Region: DJ
Tuesday 03 November 2026 14:48:05 GMT
33459
4553
74
197

Music

Download

Comments

nainai1590
user458885545890 :
mashallah, I love the unity 🤝
2026-11-04 07:36:58
1
dr.moussa.houssein
moussa :
We are so excited to have you here in Djibouti. Always welcome
2026-11-04 01:53:22
1
alikuus0
H.E.Ali.kous_.4 :
m.a mudane gdmy? efter Ra,izulwazare
2026-11-03 15:42:45
0
abdinasir.hussein174
C/naasir hussein🇸🇴🇦🇿 :
masuul sare jaamaca
2026-11-04 10:54:47
1
beydhabo320
beydhabo 41 :
jaabuti
2026-11-03 17:42:51
5
fafi.abdo
wamli :
aslmo qlkume jjjjjjbta
2026-11-04 14:20:59
0
assiasaidkalil
🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 :
mschll wllo somalia 🇸🇴 ♥️guul guul 🫡💪💪
2026-11-04 12:01:00
0
wiil_qaran1960
wiil Qaran-1960 🇸🇴.🫡 :
Mudane Gudoomiye, Geesi Aan ganban. Guuleyso, Abdulkadir Mohamed Nur 🫡
2026-11-03 15:33:27
2
hazaapoi143
HAZAAZI🫅🎈 :
gudoomiye daadirey 🦁
2026-11-03 17:33:23
1
pupuu_3
🗯 XiDiQa 🖤 :
soomaliy💪💪💪💪💪💪💪💪👫👫👫👫👫🙏🙏🙏🙏🙏🤲🤲🤲🤲🤲✍️✍️✍️✍️✍️✍️
2026-11-04 09:24:56
0
abdillahidjilaldj08
Abdillahi Djilal Dji :
We are so excited to have you here in Djibouti. Always welcome
2026-11-03 16:33:54
2
ibarahimnuriyow1
ibarahim nuriyow :
gudoomiye jaamac markad aragtay Qurux dalka jabuuti waad qiirotay Allow dalkeenà nabad nasii aan dhisane dalkeena guul ayaan idin rajeynaayaa somaliya
2026-11-03 19:59:19
0
aadannuurow3
fiile :
guul guul guul guul
2026-11-03 18:28:48
0
foosiyodaacad
foos muse xasan :
ina adeer hanbayo had iyo jeer❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
2026-11-03 19:32:55
0
shibeelowgang
Hassan leysamow :
gadoomiye daadirey 👏👏
2026-11-03 18:43:23
0
ali.maxamed.isaaq
Ali Maxamed Isaaq :
2026-11-03 22:08:01
0
foosiyodaacad
foos muse xasan :
2026-11-03 19:32:17
0
legendary8965
JiM 🦅⚔️ :
Gudomiye 🦁🔥🫡
2026-11-03 17:18:11
0
shugrisaalax22
shugrisaalax22 :
💪💪💪💪
2026-11-03 16:22:37
0
cumar.axmed.maxam3
Cumar Axmed Maxamuud :
somaaliya guul
2026-11-04 17:12:35
0
aadanow.tv.somalia
tv somalia :
guleysoy mundane godoomiye
2026-11-03 18:05:17
0
blackamerican309
tyga boy 🔥 :
guuleyso mudane
2026-11-03 16:51:38
0
ismahaancali07
Nurhan cali :
🥰🥰🥰
2026-11-03 14:53:46
0
To see more videos from user @maayaquus, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About