@gaaljabiye91: 🇸🇴 CIIDANKA XOOGGA DALKA OO LA WAREEGAY SALDHIGYADII CIIDAMADA SHISHEEYE EE BARAAWE IYO SHALAAMBOOD! Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saaka si rasmi ah ula wareegay saldhigyadii ciidamada Uganda ee ku yaallay magaalooyinka Baraawe iyo Shalaanbood, kaddib bixitaanka ciidamada Uganda. Tallaabadan ayaa qayb ka ah geeddi-socodka ay dowladda Soomaaliya kula wareegayso mas’uuliyadda amniga dalka, iyadoo ciidamada Soomaaliyeed ay si tartiib-tartiib ah ula wareegayaan saldhigyadii ay horay uga hawlgeli jireen ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika. dalxoreye guulayso mudane madaxwayne. #somali #somalitiktok #muqdisho #puntlander🇸🇱 #somaliland
𝔾𝕒𝕝 𝕛𝕒𝕓𝕚𝕪𝕖
Region: SE
Tuesday 03 November 2026 15:55:57 GMT
Music
Download
Comments
Saynab Wehliye :
illaahoow isha bili aadanka nooga qab ciidanka oonooxafid
2026-11-03 16:23:34
43
umu anas :
cadawga alaha naga qabto
2026-11-03 16:47:53
17
Mohamed Ab :
Hala amino asgarta Somalida 🥰
2026-11-03 16:48:12
11
Wiil Qaran 🦾 :
guul iyo gobnimo inshlah
2026-11-03 17:59:53
1
shariifow :
WAA MAHAD ALLE
2026-11-03 16:50:31
2
Caalami :
Waa manta marka Somalia 🇸🇴 nabad noqneyso insha Allah wayo kuwana wax ma noqaban
2026-11-03 17:35:10
2
أميرة ❤🦋🌊 :
Guul ciidalka xooga dalka
2026-11-03 16:50:03
7
Axmed max odoway :
GuuuuuuuuuuuuuuuuL Somaliya
2026-11-03 17:31:36
1
General Koobra🇸🇱 :
2026-11-03 17:05:35
4
Jamaal :
Guuuuuul.guuuuuuuul
2026-11-03 16:45:50
8
Mohamed salad :
🥰🥰🥰
2026-11-03 16:58:45
1
shacban254 :
guul somali
2026-11-03 17:17:08
1
Nimco yusuf :
guul iyo gobanimo somali
2026-11-03 17:26:41
0
ياسرزدياد :
Alxamdhullillah
2026-11-03 17:19:29
1
ina xalane 👸🏻❤️ :
Guulo Guulo 👩✈️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋❤️🔥❤️🔥❤️🔥❤️🔥❤️🔥❤️🔥 love 🦁🦁🦁🦁
2026-11-03 17:23:30
1
Saciid Haaji :
Hamlyo
2026-11-03 16:13:21
1
General Koobra🇸🇱 :
2026-11-03 17:05:23
1
General Koobra🇸🇱 :
2026-11-03 17:05:31
1
General Koobra🇸🇱 :
2026-11-03 17:05:19
1
FatxuRaxma Electronic :
guuul
2026-11-03 16:59:21
1
Ashqarow :
guud
2026-11-03 17:00:28
1
Laanti Casuura💞🐎🐎🇸🇴 :
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
2026-11-03 16:01:49
2
iftine2 :
guuuul somalia
2026-11-03 16:55:44
1
ceeldhiigceeldhii :
ILAHAY HA IDIIN XAFIDO INSHA ALAH CADAWGINANA ALAHA JEBIYO
2026-11-03 17:01:53
1
Yuusuf :
Masha alaah
2026-11-03 16:28:47
1
To see more videos from user @gaaljabiye91, please go to the Tikwm
homepage.