@cabascaadow1: Alle ha unaxaristo

Cabaas cadoow
Cabaas cadoow
Open In TikTok:
Region: SO
Tuesday 03 November 2026 16:03:15 GMT
156310
6756
205
4471

Music

Download

Comments

sharmaake954
Sharmaake Ali🇸🇱🇨🇦🍁 :
Qaladka oo dhan waxaa iska leh pilotka sida aniga ila tahay
2026-11-03 16:55:51
521
hassan_abdinour
Hazaazi 6🪄 :
ilhay ha unaxristo wllken😭
2026-11-03 16:40:37
224
runey_8
Mariam Barre :
Garon mugdi ah salamat
2026-11-03 16:41:04
72
onlyme24.0
It's Me :
Pilotka siduu u ogolaaday diyaarad motorkeda daaran yahay laga degto somalia wax walba si masuuliyad dara loo sameena ilaahey ha u naxariisto maskiinka
2026-11-03 17:49:12
191
inaabdi038
Kor daHaB❤️ :
Alla ki hore wayKa qBten lkn kaas au qorned inu ku dhintoh 🥺🥺🥺
2026-11-03 17:06:17
139
maanka_________
爪 卂 卂 爪 卂 卂 几 ☪️ 🇸🇴 :
diyarada ila ay ka degto mala sugi karo miya oo ay marwaxadda ka danto anyway allaha unaxariisto askarigaas 🥺🥺
2026-11-03 17:24:00
50
umu_ayman21
zadri qurux👸 :
qeeladiisa😭😭 allow unaxariiso😭
2026-11-03 17:21:04
21
hodannura56
H💕 :
🥹 ilhy ha u nxristo
2026-11-03 18:55:55
0
userrrrrrr.grllll
𝙎𝘼𝘽𝙍𝙄𝙄𝙉🖤 :
airport ka maxa mugdi ka dhigay😭😭😭
2026-11-03 18:09:40
9
4_8_2_11_
Qadra qaali 🪼 :
subxanallah alle ha u naxaristo [Crying][Crying]
2026-11-03 18:54:37
0
junior_h385
Cj 💧 :
Qaladka pilot ka ayaa leh diyaarad iyada dhan la damin sidee loga dagaya💔
2026-11-03 17:18:03
52
h.kafi1
Hazazi🇸🇴 🔥 24 :
pilotka hala soo qabto halatoogto
2026-11-03 18:41:24
0
sumayo_siidcali
sumayo qurux 🫶😩 :
Ax qeyladiisa caloosha ihurtay Ilhy ha unaxariisto 😭😭😭
2026-11-03 19:06:09
2
im.maleek
i'M_maliK :
What was the work of the guy with white pants, he distracted the flight attendant !
2026-11-03 18:50:58
0
2.45.68
⋆౨ৎ˚ :
Airport mugdiga waxa iga daran pilotka qeyr masuulka ah ayado marwaxadu daran thy maxu dadka usii dayay wlhi Waa naxdin ilhy haku naxariisto 😭😭
2026-11-03 18:24:07
7
indho.jeceyl59
speed :
sacadooda inta ku eegeed alle ha uwada naxariisto
2026-11-03 17:47:07
7
zamraa844
احلام 💥💖 :
Allah unaxariisto 😭🤲
2026-11-03 17:21:41
10
raaja.rjkl
raaja.rjkl :
malagiina waa waday sxba yaal ilahy hanaxristo
2026-11-03 16:58:41
10
_iqrrra7
Iqrrrrra :
Ilaahay ha u naxariisto wiilka tiisaa intaa ku ekayd
2026-11-03 17:20:57
8
jamaad573
xiis cadey :
kee waye kan hore mise
2026-11-03 17:47:24
0
umumaahir114
umu minhaaj :
allaah wiilba ku dhagay marku dhinaca marwaxada u lexday lkn waqti lama celin karo 😭
2026-11-03 17:15:36
1
dhamaystiran440
ifyyy😒👸 :
Allah qayladisa😭 yaa rabi u naxariisto 🤲
2026-11-03 18:13:25
2
sumeya0800
S U M A Y A🎀 :
qoralka ma fahmin😳
2026-11-03 17:46:52
0
ayuushpea04
ايان 🦚🌺 :
dhipka waa camera manada leyrka indhaha ka galiye 😭 allow ku naxariso🤲🥺
2026-11-03 18:51:35
1
faraska76
Khalid A Mohamud📍🇸🇴 :
Diyaaradaha Somalia Ka shaqeeyo Nidaam kooda iyo Safety gooda saaid ayuu u hooseeyaa Waa in dowlada Somalia kala xisaabtan taa Maamulka Diyaarada iyo Pilot la waday Dilka Bareer ka ay u geesteen askarigaas Somaliyeed Sababtoo ah Diyaarad aan La damin Motor keeda side loogu ogolaan karaa inay dadka kasoo dagaan Allaha u raxmado askarigaas somaliyeed Inu Cadaalad Helana waan rajeynayaa insha allah
2026-11-03 17:52:24
3
To see more videos from user @cabascaadow1, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About