@hanadxikmaawi: Dhuusamareeb : Muqaalka Askar ka tirsan Ilaalada Taliye Macalin Mahdi oo ay dishay marwaxada Diyaaradda, Alle ha unaxaristo ciidankas somaliyed balse wa masuuliyad daro ka timid maamulka garoonka dhusamareeb
Hanad Jama
Region: SO
Tuesday 03 November 2026 16:04:54 GMT
Music
Download
Comments
Fatima🦋💗 :
Allah yaraxma
2026-11-03 16:40:40
0
ᴀʏᴀᴀɴʟᴇ ᴀʙᴅʀɪꜱᴀᴋ 🎖🤍 :
Marwaxada iyada oo aan la damin in laga soo dagaa khalad ahayd Allaha u Naxriisto
2026-11-03 16:34:18
96
Hazaazi 6🪄 :
ilhay ha unaxristo 😭
2026-11-03 16:35:06
246
🪶naag waalan🪶 :
ma dhintey
2026-11-03 16:24:55
2
ARJ🇸🇴 :
ala yaaraxma
2026-11-03 16:57:47
0
Apdi_r4hن44م🇸🇴🦅 :
askariga 1aad midaa badbaadiyey kan kale u qorneyd allahy ya raxma
2026-11-03 16:29:14
50
Yusuf Hassan :
War see wax u dhaceen 😳
2026-11-03 16:23:06
3
🐥💕 :
War iga daba Geeya Maxa dhacay😭
2026-11-03 16:41:57
6
Sinwaar🦅 :
murwaxada dadka maso jiidataa
2026-11-03 16:44:42
1
:
Somalia ma so dhowa wlhi 💔❤️
2026-11-03 16:10:26
49
raxmo_royaal🫦 :
Qof ii raaxeeya ayaan rabaa💖
2026-11-03 16:28:51
5
#𝒸𝒶𝓌𝒾𝓁🇸🇱🦅 :
Subhaanalah😂😂
2026-11-03 16:17:05
19
Mohamed🇸🇴🦁 :
Caawa wxn arkay 2 muqal diyarad dhulka sida gantaal cml u gashay iyo ciyartoy jilib wadnaha uga dhacay kadibna aan wax naf ah lal soorogin markuu dhulka ku dhacay muqalkana waa kii 3 aad oon arkay.😳
2026-11-03 16:53:45
2
𝚅 𝙴 𝙻 𝚅 𝙴 𝚁 𝙳 🤍🇺🇾 :
Wuu Dhintay Alle yaa Raxma 💔
2026-11-03 16:12:15
33
𓆩 𝙏𝙄𝙏𝘼𝙉 𓆪 :
malintada dhafi maysid inti dhimatayna alle haw naxariisto🥲🤲🏼
2026-11-03 16:36:29
9
justaisha :
see u dishay meawaxad ifahamsiya 😳
2026-11-03 16:46:25
0
dr_faatax :
lkn shaqalaha diyarada ayadoona muraxadas damin Side albabka inlafuro uogaladen ?
2026-11-03 16:52:06
6
. :
Mara waxada diyaaradu say qof udili kartaa nafahansiiya alla yaraxma wiilka😳
2026-11-03 16:45:35
0
farxaan xidig 41 :
wixii dhintay sllaha unaxaristo
2026-11-03 16:09:51
5
Sahrra❣️ :
Seee wax u Dhacen mrka marwaxad dad dilayso waligeyba ma arag
2026-11-03 16:36:16
0
Hersi junior 😎🫅🪑 :
allaha unaxariisto
2026-11-03 16:41:31
1
🥀MSS AMERICA 🇸🇱👑 :
Askariga 2 ba dhintay ba umalayn ilhay ha unaxariisto
2026-11-03 16:23:09
3
🩷 :
Kan 2baad mey dishay
2026-11-03 16:45:25
0
Cabdalla :
Sowtii diyarada inta laga damayo aan albabka la furu jirin sewax ujiran
2026-11-03 16:43:12
3
ruba ally :
alla maxay xagga marwaxada ugu socdaana wacyigelinna looma samayn miyaa illaahay hau naxariisto🥺
2026-11-03 16:38:35
4
To see more videos from user @hanadxikmaawi, please go to the Tikwm
homepage.
© 2021-2026 TikWM. All rights reserved.