@doogsanmedia: #Dhuusamareeb: Mid kamid ah Ilaalada Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir Macalin Mahdi ayaa ku geeriyooday Airportka dhuusamareeb, kadib markii diyaaradii uu la socday marwaxeeda ay Madaxa ka jartay . Wuxuu kasoo dagay diyaarada oo aan la damin matoorkeeda, alle ha u naxaristo .

Doogsan Media
Doogsan Media
Open In TikTok:
Region: SO
Tuesday 03 November 2026 16:18:13 GMT
141689
4996
185
2790

Music

Download

Comments

_iqrrra7
Iqrrrrra :
Miskiin Ilaahay ha u naxariisto laga yaabaa markiisii ugu horaysay oo uu diyaarad raacay inay ahayd oo uusan meel marawaxad ku taalaba war u hayn💔
2026-11-03 17:32:05
451
hassan_abdinour
Hazaazi 6🪄 :
ilahay ha naxriisto wllken 😭😭
2026-11-03 16:44:11
211
maaaahir85
₥₳₳Ⱨł₹🖤 :
midka dambe miyaa mise kan ugu horeeyay
2026-11-03 17:40:29
23
amranahmed334
🥰amiila ahmed 💞🫰 :
weypa ogyihiin ee mey iska damiyaan iteey rakaabka degin sorry wlhi😭😭😭😭
2026-11-04 01:15:10
0
mohassahal
亗 MØHÅ 亗 :
Allh haunxristo
2026-11-03 23:21:17
0
yaraanka_30
🏴‍☠️Mali_Boy🇸🇴 :
Lkn Kalay Diyarada ayadoo La damin miyaa albaabka la furi jiray oo Parking la galin ama waa qalad iyo qeeru masuulnimo dhanka diyarada ka jirto
2026-11-03 17:17:02
162
ibraahim.khadar1
IpraahIM KhaDar.🦊 :
Midba laga qabty mid kala aaday
2026-11-03 17:10:21
121
fathikhayr
Manal👸❤️ :
Dadka leh diyarda mxa lo damin wyey khaldka hebel ba leh ku hya qadarta aamina wiilka malakul mowd ba wady tiisana inta ku ekyd ilhy ha unxristo wiilkas danbigisna ha dhafo 🤲
2026-11-03 19:05:55
10
leyla_lil_67
𒉭🇸🇴 :
badalka macalin mahdi inuu kujiro jeclan lahaa.
2026-11-03 18:14:14
9
_______67tz
• :
Inkastoo ay qadar ay aheyd lkn qaladka waxa leh dadka diyarada waxa laga rabay iney usheegan in la iska ilaliyo hadana wa maxay Airport an hal nal laheyn?!😳
2026-11-03 18:44:09
19
menarebrave77
🆃︎𝗔𝗔𝗧𝗜𝗞𝗢🐐🇪🇺 :
hadad Muslim dhab tahay Asc
2026-11-03 19:34:14
4
saaqa66
cudbi🥀🍂 :
al miyuu dhintyna
2026-11-03 17:01:20
7
zalmaqueen123
maaido Mohamett 👸💖 :
wkaa wiilka dhinty allh ha u naxriisto😭
2026-11-03 19:04:39
13
rermudug
Omar🇸🇴 :
Diyaarad aan la damin baa laga soo dagayaa marxumkas alle ha unaxaristo lkn sababta waxaa leh dad diyarada oo dayac sameyey
2026-11-03 20:02:34
6
miele706
Bella💙 :
Suxana Allah khalad Waa diyarada intii an dadka laso dajin bay ahayd in diyarad la damiyo😭💔 waqtiga iyo qadartuna way qornayd
2026-11-03 18:25:55
9
lovely_warda
𝑨𝑽È𝑳𝑳𝑬 𐚁 :
💔diyarda marke so dagto ba shaqda u horeso in la damiyo soma ahen
2026-11-03 17:29:50
7
daganqalbisafi0
𝐃𝐀𝐆𝐀𝐍𝐂𝐎𝐋𝐋𝐄𝐂𝐓𝐈𝐎𝐍 :
mesha ku dhima doontid wa tage le saku tagtid bo allh haku naxaristo wiilka 🤲
2026-11-03 17:42:46
6
2.45.68
⋆౨ৎ˚ :
Hadey sidan dhan risk u ahed maxa lo damin wye masuuliyad xumo ka jirtay meshas sorry 😭😭
2026-11-03 18:19:09
9
qaladda
shahrasaad :
allaha unaxariisto wey uqorneyd inu halka ku geeriyodo halku ku dhiman laha ayuu diyaarad uso raacey
2026-11-03 17:03:06
5
jabrildahir4478
JABRIL .月 :
omg, inanilahi wa ina ilahay rajicun 💔 😭
2026-11-03 22:44:58
1
inamaxam6
Qurux dumar 🌸🕊 :
Ala naxtin badnaa wadnaha ixanunay qof qeylinayo wax yaalahan okle ma arki kari see u sexdaa cawa Allah haku naxriisto abowe qabriga allah haku wasaaciyo Aamiin 😭😭🤲
2026-11-03 18:30:00
3
user6975201386123
miish jaamac :
ax wan ka xumahy lkn waxa markadan cilmigeda aqon waa xanun😭😭😭
2026-11-03 21:08:48
0
m.jana111
M.Jana :
Diyaarda maxaaa loo damin waye
2026-11-03 17:23:17
0
0sob11
Ladan ᥫ᭡ :
ax ka laso qabanyo iyo kan kale waqtigisa dhama alle haw naxaristo 😭
2026-11-03 19:41:25
2
mahdiya516
مهدية👸🇮🇹💸🌽 :
Ma midkaa soodagayaa 😳inallillh😭😭😭
2026-11-03 19:01:29
0
To see more videos from user @doogsanmedia, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About