@bbcnewssomali: Shan qof oo isku qoys ah oo u dhintay quraac sumaysan. Qoys ka kooban shan qof ayaa ku dhintay dhacdo la xiriirta xamaarato, oo la sheegay inay gashay macmacaan ay quraac ahaan u cuneen. Xamaaratada noocan ah ayaa sidoo kale laga helaa guryaha Soomaalida. Dhacdadan ayaa ka dhacday tuulo ku taalla gobolka Punjab ee dalka Pakistan. Qoyska oo ka koobnaa aabbe, hooyo iyo saddex wiil ayaa macmacaanka cunay 22-kii Oktoobar, balse saacado kadib dhammaantood waxay bilaabeen inay xanuunsadaan. #bbcnewssomali #somalitiktok #fyp
BBC News Somali
Region: AE
Tuesday 03 November 2026 16:43:52 GMT
Music
Download
Comments
ام محمد :
guryaha sidee loga cirib tiri karaa
2026-11-03 18:36:37
196
Oska cade✪ :
Bunjab so india maahen😳
2026-11-03 17:54:06
381
Naaajuu👸☺️🤎 :
ala xfdana wayka buuxda 😭
2026-11-03 17:39:55
1515
S🫶❤️ :
Xamarato mxa weye qoroto miya?
2026-11-04 10:49:38
7
Arwa👸🇸🇱🩷 :
haben ba intay Canjeelo iga dhacday ba subixina dubay 😭😭
2026-11-03 18:32:50
111
Maxamed Nuur :
aduunyo ninkii kudhashaba dhimasho ayaa udambaysa ilaahay ha u naxariiso reerkaa aamiin
2026-11-03 17:42:29
156
JANNA🦢🎀 :
sidey u arki wayeen nolahas weyn illhey ha u naxaristo anagane hanaga badbadiyo😭
2026-11-03 19:26:09
15
layma399 :
Qorato waa maxay
2026-11-03 19:24:37
5
muno macaan :
ilaahow owlaad isii
2026-11-03 20:27:00
26
🆃︎𝗔𝗔𝗧𝗜𝗞𝗢🐐🇪🇺 :
hadad Muslim dhab tahay Asc
2026-11-04 05:00:57
26
azra cali🥰🥰 :
waa bahasha iwaali doonta waxkasta oo lacuno ama lacabo iney ku jirtaan umaleeyaan shaki wayn bay igalisay😭
2026-11-03 18:12:14
46
Ç.k 9990 ✔️✔️✔️---- عبد الكريم :
subxanallah
2026-11-04 10:57:58
0
QAAAAAAAAAAAA :
bahashan iyo Bahalka RAKAHA loya qano wa Qatar halaiska jiro sxpyaal wxn aqana qaf hda kahor udintay🙏
2026-11-03 18:08:09
12
Нимко🧝🏼♀️🦇 :
ma xita wiilkii qurxana dhinty😭😭😭😭
2026-11-03 19:17:28
5
ummu salma12 :
ilahow naga qabo ani gurigeyga ayeyba buuxdaye
2026-11-03 18:12:01
14
𝙉𝙖𝙧𝙪𝙪𝙧𝙤🦢🖤 :
Ilaaheyoow naga ilaali🥺 mar xita 12 qof qoys ahaa wda dhinty oo turkey ahaa shaax inay ugu dhex dhacdy
2026-11-03 18:07:41
7
Buskudo siciid :
guryaha somalida dhan waa joogta
2026-11-03 18:06:52
17
mulaaxo :
wlhi bari baan cabay caano ay ku dhacday oo aana ogayn ani iyo walaashy lkn alx waa noolahay😭
2026-11-03 18:34:40
5
Ontira❤️❤️ :
Subax intey canjelo iga dhacda intan kabixiya dube ana rotiba kacune
2026-11-03 20:51:09
3
A.M.Y :
wllhi Diinteenu waa mid xaq ah💯
qorada/ilweynta dilkeeda ayaa diintu nafareysaa
dhibaatadeeduna waa taas maanta muuqata💯
2026-11-03 19:19:38
1
GULLETGAMER🇸🇴🎮🥇 :
bahashaas dragon ba la dhaha maha nooca soomaliya laga helo✅️
2026-11-04 11:58:28
1
𝓐𝓝𝓜𝓞𝓛 🦋🫦👸. انمول :
Punjap waaa India 😳
2026-11-04 05:40:56
2
Ikran apdi 💋 :
Malin hore dhiman rabnay alx 🥺
2026-11-03 18:37:00
3
𝚂𝚒𝚕𝚎𝚗𝚝--!! :
😂
2026-11-04 06:00:10
1
Ɋᑌᗴᗴᑎ ᙭ᗩᗩᗯᗝ :
Bulac miya wall iisheg
2026-11-03 18:44:18
0
To see more videos from user @bbcnewssomali, please go to the Tikwm
homepage.