@ayanjamax: 𝐅𝐫𝐞𝐞 𝐀𝐢 Ox Alpha AI waa AI Reasoning Model asal ahaan ka yimid dalka Shiinaha, waxaana sameysay shirkadda Z..ai (Zhipu AI). Waxaa markii ugu horreysay la soo bandhigay August 2026, waxaana markii dambe loo aqoonsaday inuu yahay GLM-5.3-Flash. AI-gani wuxuu awoodaa falanqaynta xogta, xallinta problemska adag, coding, document analysis iyo fahamka sawirrada iyo videos-ka. Waxa kale oo uu leeyahay 1 million-token context window. https://oxalpha.com/⁠ ##ayanjama##artificialintelligence##somalitiktok##viral##english

Ayan Jama
Ayan Jama
Open In TikTok:
Region: SO
Tuesday 03 November 2026 18:07:27 GMT
4607
804
7
61

Music

Download

Comments

hibaaq.abshir54
QĀĹƁĪ QĀŘŜŎŎŇ :
Ayaan abayo miski kawrn
2026-11-03 18:23:39
2
jama.honati
Analyst Jama_honati :
yeh but its only chart intensive hhhhhh still is not broad
2026-11-04 14:14:17
0
thaabit.shureyn
•Hassan Dahier :
only websitekas miyan ka isticmalaa!
2026-11-03 18:20:36
1
wll.manka84
Wll Manka :
Thanks
2026-11-03 18:11:45
1
mandeeqiowdoon
mandeeqiowdoon :
❤️❤️❤️
2026-11-03 19:47:30
0
dushazarre
Dusha sarre :
🥰🥰🥰
2026-11-05 03:22:41
0
To see more videos from user @ayanjamax, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About