@drmohanisaid: The king ✊🏾🦷#kakaaftooncabashada🇸🇴🦷🇲🇾 #Drmohammadsaiddental

DR.Mohani Said🇸🇴🦷🇲🇾
DR.Mohani Said🇸🇴🦷🇲🇾
Open In TikTok:
Region: SO
Tuesday 03 November 2026 18:53:43 GMT
189001
17213
303
1883

Music

Download

Comments

leo0987657
. :
Dhalin yaroy waxa idin leyahay wax walbo barta blse balwad inta ka fogan kartin ka togada 🫡
2026-11-03 19:34:23
1378
suuraleyyyy09
ifr44x qurux TV 📺 :
Marbu xidiga xamar ahaa wilkan balwada dilootay my crush 🥹
2026-11-03 19:42:55
278
mizzjoooy
Yasmin joya 👸🆎 :
Khadarow Hada awoodo asxabta xun waka reebi laha Wlh sxb wan kuso ducenaya 😭😭😭
2026-11-03 19:47:01
988
kowtharrnura
Kowther Nura🧕 :
Khadar wuu baaba.ay yaarabi hadii uu culays haysto ka dulqaad wax walba oo dhibaya noloshana u qurxi yaa allah🤲🥹
2026-11-03 19:52:53
277
abdi.tahliil.moh
Abdi Tahliil Mohamed :
bini adamka kaliya ma badasho balwada wax waliba badalo bini adamka markii jir ahaan loo eego qof ka soo laga ma yaba in uu bukaan socod yahay oo aynan ka war qabin xaladiisa lakin mar waliba somalida waxaa ku save garesan hadii uu qofka jir ahan u badalmo in uu balwad gacmaha la galaykaliya,balse waxaa jira xalado cafimad taasi marnaba niyadiina kuma aysan soo dicin miyaa walalayaaL markii xaga xumanta ka wecano .... khadar keeyow aniga marwaliba waa ii boqorka magalada 💪 ugaas guuleyso abid saxib ✌️
2026-11-03 20:53:28
30
0.4.0.03
𝐒͢𝗛⃪𝗔⃪𝗥͢𝗠⃪𝗔͜͡  :
legendkan Nolosha Lafara Ciyaareyso! khadar😭
2026-11-03 20:34:02
65
shegallery0
shegallery0 :
Cadaw aan balwad ahayn dhalinyaradu maleh , quruxda , hanka , dhaqalaha , cafimadka , xaragada , intaba qofka malintu balwad bartaa ugu danbaysa🥺
2026-11-03 21:34:00
12
gentelman.65
GENTELMAN🇸🇴🇾🇪❤️ :
ixtiramkii oo qof ah wlahi🫡
2026-11-03 19:10:42
152
basra.abdiqaadir
INA-Apdikadir 👸🏼💞 :
Barnamijka Abdijaliil show isku diyarinoya yaa igu racsan [Snicker]
2026-11-03 20:13:11
78
zuheyla00
👧 :
dayax io khadar keyow fananin an aheen miyaa jiro
2026-11-03 19:05:34
113
nurdacad_0
The Eagle 🦅 :
Mr respect Khadar keyow No one Hate ma Isku raacnay
2026-11-03 19:57:19
23
abdirizack.ehlu.x
🎠Grand Mullah🪢 :
Khadar Waa Nin Runtii La Dhaqan Iyo Ixtiraam Leh Qofkii Yaqaana Mar Walbana Happy Ah Oo Aan Isla Weyni Aqoon Qofkii Sida Saxda Yaaqaan Malin Kuma Gefo💪
2026-11-03 19:54:35
115
karimabaz82
ABBAS HASSAN :
come back to the stage king 👑 we miss your audience
2026-11-04 00:39:15
0
ayannadaimond
💎𝐀𝐘𝐚𝐧𝐧𝐃𝐚𝐢𝐦𝐨𝐧𝐝👸 :
Qadar waxa helay ee sa Ugalay wax Yar maha 😭💔
2026-11-03 20:27:17
15
yabishaaa
Killer👀 :
Brah he looks like those days he was coming up, wow, I hope he recovers well and get back up do his thing let this be a lesson for him
2026-11-04 00:13:45
0
alina0n
Baqorada aan maseerin 😏 :
Siduu hami u lahaa iyo siduu nolosha uga dhacey waan ka xumahay khadar 🥺
2026-11-03 19:57:36
17
4.5.9.15.20
B͜͡A͜͡A͜͡R͜͡I͜͡Y͜͡O͜͡O͜͡W͜͡❤👑 :
Ultra Legendary Wye Ninkaan Wlhi Waxa Fanka Ka Reebay Waxaan Umaleynaa Waa Aabo la,aanta iyo Culeesyada iska Jira oo Ku Faro Batay🥺 Ixtiraamki qofa Wye
2026-11-03 19:45:59
43
jacayl2025
Suldaanka Tiktok :
Keeyow Legend Aragtidada wa inoo farxad
2026-11-03 19:36:46
32
0.4.0.03
𝐒͢𝗛⃪𝗔⃪𝗥͢𝗠⃪𝗔͜͡  :
Khadarow farintan hadey ku soo gaarto waa iga talo wll nimo wax walbo sheegto magaca balwad io asxaabtii aad ku baraty wada jar si aad halkada nolosha u sii wadato ogow balwadu waa dilayy qarsan epow👏🏽
2026-11-03 20:29:44
14
inapdullahi48
Farta dhiblawe 🦋 :
Aduun waa kan 😭
2026-11-03 20:04:48
6
aweistifoow
Podcast ✪ :
maxaa helay qadar
2026-11-03 19:46:28
6
jorden969
J̣̌ordan💨 :
Goatka caazimada Keyoww 🔥🫡
2026-11-03 19:46:32
10
hot11120
Hothan🫶💃 :
wiilka muxu San u noqday[Crying]
2026-11-03 20:03:58
5
ck_young20
𝐂𝐤_𝐘𝐨𝐮𝐧𝐠🇸🇴☆👻 :
Old is Old King Khadar Keyow ⭐️🇸🇴
2026-11-03 20:52:19
7
siraaji330
Siraji boy🇸🇴🇫🇮📚 :
King of city khadar keyow
2026-11-03 19:55:58
5
To see more videos from user @drmohanisaid, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About