@calinasir9: Xamarjadiid oo lamai cusub heshay

Abdinasir m
Abdinasir m
Open In TikTok:
Region: SO
Tuesday 03 November 2026 19:58:28 GMT
10803
1057
49
63

Music

Download

Comments

saprinapea33
Sapna :
Xmr jadiidan daganhy mise tukale wye😂😂
2026-11-04 03:29:44
6
abdifatah_kii
Abdifitah-Key😎👑 :
wan ka diiday Luqa isbitalka Dalmar iyo Masajidka saxaba😁
2026-11-03 20:44:11
27
cabdullahi.maxamu4
cabdalla shiine🇸🇴 :
wax kajira maleh meshas inter lock ayaaba saaran😂😂
2026-11-04 03:29:41
5
bilaneey83
Bilan💓🎶🦋🦋 :
masha allah nadaafada iney ku dadalan baan rajeen
2026-11-03 20:35:59
4
zadkacf
saadaam cf 999 :
banadir dheh
2026-11-04 02:23:08
2
rufaaci07
Biriye :
masajidka saxaba i muuqdo wa banadir
2026-11-03 21:12:01
3
updisalaam_
MORATA🇮🇲 :
d.g hodan dheh dadka ha qaldin ❤️👍🏾
2026-11-03 20:30:16
2
127.1.0.0
sirius :
xamar jadiide 😂😂
2026-11-03 21:08:58
1
halimodi
h🦋🦋🇸🇴🇪🇸♥️ :
wiilka wuu idin la kaftam caadi iska dhiga asxaabey waa mahdsan tahy Abdi naasir aboowe sidaa magaalad muqadisho uu jecelashay waa kugu wadaa thank u bro
2026-11-04 05:45:59
0
sofia80_01
Sofia :
ماشاء الله
2026-11-03 20:49:54
1
osman_ali45
Osman Ali :
hodan dheh 😁
2026-11-04 04:20:09
0
jibriil.abdulkhadir
🎬wiil qaran films 🎬 :
woow
2026-11-03 20:22:07
2
mk_cade_1
Moh :
2026-11-04 03:22:53
0
...n7771
. :
Laamigan Wala bob siyey wllhi Masha Allh🙏🇸🇴
2026-11-04 02:44:25
0
engfarhan25
eng Farhan Ahmed Farah :
waan kaa diidnay,kuwa aan xamar aqoon warkaas usheeg.
2026-11-04 03:29:55
0
shaarkey11
Shaarkey :
xamar Jadid It means Xamarta Cusub O laami cusub La saaray hodan Sow kama Tirsana Xamarta Cusub e dhismeyso🥰
2026-11-04 03:40:46
0
northern110
YASSER :
xamar tagtey
2026-11-03 20:38:19
0
halimodi
h🦋🦋🇸🇴🇪🇸♥️ :
yaaah xamar jadiida aa banaadir gaara ahaan masjidka saxab
2026-11-04 05:40:23
0
amiin_yare
Amiin yare :
Xmr jadid 😂 ma
2026-11-04 01:43:30
0
zaek_adde7
Bicaleynka 🥰 :
Jidka Masji Saxaaba Ahaa 🔥
2026-11-03 23:19:36
0
cattointhahouz1
catto intha houz :
halkan ma hamarjadid ah benta dadka kadhaf wa hodan masarida misajid omar bin qadan🫡
2026-11-04 05:50:58
0
welcomcr7
Bashkapoy🔥🌅⛩️ :
Ani Xamar jadiid kle ma daganahy🙆‍♀️😢 Waligay man arag meshen🫪 Ma runba iga daba geya Ciyal xmr jdid ???
2026-11-04 05:10:08
1
daacadweightloss
Riyaan 📿📿 :
wada xamar jadiid waa ku fiicneed in laami la saaro lkn interlock ayaa lasaaray
2026-11-03 23:35:21
1
hakimi1700
Hakimi22🦁 :
xmr jadid benta ka da anaga bus la jifne😂
2026-11-04 03:51:46
1
aliabdinurabdulkadir
Calisaciid :
Cagaarintii baa dhiman, dhirtu faaiidooyin badan bey leedahay, waxaa laga helaa oxygen caafimaad qaba, dugaal, qurux, sidoo kalena waxey jidka ka ilaalisaa in ciiddu jidka fadhiisato.
2026-11-03 20:44:49
4
To see more videos from user @calinasir9, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About