@big__boss93: Allaha unaxariistee Askarigan oo lagu magacaabo Mukhtaar Qaasim ayaa ku geeriyooday garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb kadib markii ay dishay marwaxadda diyaaraddi uu ka degay sida ay xaqiijiyeen dad ku sugnaa garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. hal saac ka hot waxaa uu bartiisa Facebook ga ku baahiyey sawirkiisa waxaa uuna ku soo dul qorey safar salaama , laakiin safarkii waxaa uu noqdey mid aan laga soo laabaneynin Askarigan ayaa kamid ah askarta la socotay Taliyaha qeybta guud ee Booliska gobolka Benaadir Macalin Mahdi

Big_boss
Big_boss
Open In TikTok:
Region: SO
Tuesday 03 November 2026 20:11:15 GMT
27282
427
29
37

Music

Download

Comments

user817925018
xidigta qaranka🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦅 :
allah unaxariisto🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
2026-11-04 20:54:09
1
inascd6029245622394
salmo siciid :
allaha una xariisto
2026-11-04 17:05:14
1
shaaifzeyd.shaaif
umu jana❤️🫂❤️‍🩹❤️ :
adunyo sacdis aya so dhaamtaay😭😭😭😭
2026-11-04 07:18:10
3
cadey741
Hani :
Ale haunaxaristo
2026-11-04 10:16:35
1
mariyo.qurux77
miss maaria xiila jano🫂💫🥰💋 :
allahaa unaxaristo
2026-11-04 08:37:56
0
khadra0411
Khadra :
😭😭😭
2026-11-04 05:39:07
0
freeface82
KALIGIII LIPAAAAX🔥 :
ax😭
2026-11-04 10:15:09
0
its_ifraah
ifrah B 🇸🇴🇱🇺🇰🇪 :
2026-11-04 11:34:43
0
qalanko0
Sowdo Qurux 👑🌸 :
2026-11-04 05:17:26
0
its_ifraah
ifrah B 🇸🇴🇱🇺🇰🇪 :
2026-11-04 11:34:56
0
khadra0411
Khadra :
aamiin
2026-11-04 05:39:17
0
boqoradahasanley
Farxiyo. macalin :
2026-11-04 05:15:31
0
geenyada165
Geenyada :
2026-11-04 04:59:33
0
its_ifraah
ifrah B 🇸🇴🇱🇺🇰🇪 :
2026-11-04 11:34:48
0
samiiyosiman88
saamiyo siman :
😭
2026-11-04 06:55:56
0
samiiyosiman88
saamiyo siman :
🤲🤲
2026-11-04 06:56:10
0
fadumo273
fadimo fani :
😭😭😭
2026-11-04 17:08:34
0
xaybo122
Gabar Gedo❤️😇💞🇱🇺 :
😭😭😭
2026-11-04 16:00:26
0
calixasan705
Cali xasan70 :
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
2026-11-04 15:44:46
0
nuuneyyy3
❤️Nuuneyyy 🫶👸 :
[Crying][Crying][Crying]
2026-11-04 15:36:53
0
misscaato47
saga liita✌️🇱🇸 :
😭😭😭
2026-11-04 14:44:58
0
nasro.cali30
nasro cali :
[Crying][Crying][Crying]
2026-11-04 13:45:32
0
nashaad.hassan25
nashaad hassan :
😭😭😭
2026-11-04 13:13:10
0
xaawo_bashiir46
mss xaawo :
😭😭😭😭😭😭
2026-11-04 12:05:31
0
hodancosmatis
hodan cosmatis :
😭😭😭😭😭
2026-11-04 07:45:37
0
To see more videos from user @big__boss93, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About