@roko8992: Waa In Aan Meel Cidlo looga Tagin Marxuumkaan Rabi ha unaxariisto Samir Iyo Imaanna Allah ha Ka siiyo Family kiisa #Mukhtar qaasim oo kamid ahaa ilaalada Taliye macalin mahdi ayaa ku Geeriyoodey magalada Dhusmareeb kadib markii marwaxadaha Diyarada mid kamid ah qoorta ka goysay Allaha unaxariistee.. Marxuunka saacad kahor wuxuu Barahiisa Bulshada kusoo soo qorey safar Salaama isla diyaradii uu saarna ayaana Noloshiisa galafay markii uu cagta dhulka saareyba... Wuxuu safar u ahaa Aakhiro mana uusan ogayn alle ha unaxariisto naftu intaas ayay jirtaaye #follow #share #repost #follow
Chine
Region: SO
Tuesday 03 November 2026 20:34:57 GMT
Music
Download
Comments
Nafisa78894 :
Ale haunaxaristi
2026-11-04 11:58:52
0
a y u u b12 :
ala yaraxma zxb allh kunaxariisto🤲🤲🤲
2026-11-04 09:59:11
1
Nimcaan -yare :
Allah ha hauxriisto
2026-11-04 07:01:24
1
Boqorada xinlabi :
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
2026-11-04 10:42:56
1
Faatima Nuur :
allha ha unaxaristo wa🥺l🥺ken
2026-11-04 06:52:50
1
Gabal_Qariye :
allaha unaxariisto❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
2026-11-04 15:34:09
0
cabiir45 :
aamiin
2026-11-04 06:12:33
1
Malabo maxamuud🌹🌹🥀🥀🫶🫶🤝 :
2026-11-04 06:39:14
1
💫 :
alle ha u naxariisto
2026-11-04 11:40:33
0
queen aragsan :
2026-11-04 15:36:04
0
saamiyo siman :
😭😭
2026-11-04 06:34:48
1
Muslimo Aadan :
Aamiiiiin
2026-11-04 11:37:15
0
Ayaanqurx77 :
,
2026-11-04 12:31:23
0
mustakafi xasan :
Allaha naxaristo Allaha naxaristo Allaha naxaristo Allaha naxaristo Allaha naxaristo naxaristo Allaha walalke
2026-11-04 06:44:23
0
kiin 🇸🇴🇸🇱🇳🇮🇷🇺 :
2026-11-04 08:42:10
0
saamiyo siman :
2026-11-04 06:34:00
1
indhooz :
aamiin aamiin aamiin aamiin
2026-11-04 13:07:48
0
saamiyo siman :
😭
2026-11-04 06:34:33
0
micraaj Updicaziiz🩷 :
allah. unaxiisto
2026-11-04 11:08:57
0
Idha deeqa :
[Heart eyes][Facepalm][Facepalm][Facepalm][Facepalm][Facepalm][Facepalm][Facepalm][Facepalm][Facepalm][Facepalm][Facepalm][Facepalm][Facepalm][Facepalm][Facepalm][Facepalm][Facepalm][Facepalm][Facepalm][Facepalm][Facepalm][Facepalm][Facepalm][Facepalm][Facepalm][Facepalm][Facepalm][Facepalm]
2026-11-04 11:52:15
0
saamiyo siman :
2026-11-04 06:35:02
0
queen fatush :
[Crying][Crying][Crying]
2026-11-04 14:45:04
0
qaan :
🥰
2026-11-04 11:22:29
0
saga liita✌️🇱🇸 :
😭😭😭
2026-11-04 14:28:52
0
shiq ugaas. 🇸🇴 :
🤲🤲🤲
2026-11-04 05:14:36
0
To see more videos from user @roko8992, please go to the Tikwm
homepage.