@xanwarejiso19: Naxriis darna😭😭🤦‍♀️#xanwarejisotv🤸💃🎥📺 #xanwarejisotv🤸💃🎥📺saraa🥀

Xan warejiso tv📺🥷🏃‍♀️‍➡️
Xan warejiso tv📺🥷🏃‍♀️‍➡️
Open In TikTok:
Region: SO
Tuesday 03 November 2026 20:35:46 GMT
162448
17331
453
2757

Music

Download

Comments

zuhana97
dhamayistiran ina matan :
hooyo lantu waa xanun😭😭😭
2026-11-04 00:20:04
970
hodanbariyay
Hodan❤️ :
Asigo Nin Raga oo Dhib shegana Dumarka Gawaran Abo la aanta Kore mexe daremayan😭💔
2026-11-04 05:25:15
247
abehedueg8
Dagan bintu Hassan🕊️ :
Hada ma fahanten dhibkas dhan waxo u maraayo ine Hoyo la anta tahay yaa rabii cimri dheer iyo cafimad nasii an ilmahena ku korsano hoyoyin kenana Allah cimrigoda no dhereya 🤲🏻🥹
2026-11-03 21:58:17
667
zanaa848
ᴀᴢᴀᴍ🌍✈️🇨🇦 :
waxa nasiib leh kuwa aan aabe u noqon doono wayo madonaya sida aan anigu daremay inay dareman🥹🫡
2026-11-04 08:20:39
45
wanaag1230
Iحsaan☕️ :
Daryeelku waa hooyada allaw cimri iyo cfimad aanku korsano nasii walidkayna noo barakee 😭
2026-11-04 04:53:38
107
hodan_hm
Hodan empire :
its so sad
2026-11-04 07:35:56
0
rahmiish95
it's_me_Rahma👑🧕❤️ :
Sorry wlhi [Crying]
2026-11-04 10:42:20
0
hamdahussein995
hamada huseen :
ax ax sorry minkiin
2026-11-04 16:07:27
0
zubayda280
Zubayda :
Wiilkan wlahi wax buu taban sorry
2026-11-03 21:48:59
81
kiinaaaaaaaaaaa
Kiin 🫠 :
qalbiga allh uqabojiyo wiilkan yar Nolan adag bu ku so koray nolal qurux badan allh ugu badalo
2026-11-03 20:42:30
74
firdowz1
Biibi🦋 :
Wilkan nolol adag bu so maray hoyo la’anta wax sahlan maha ilmaha nolosha yaranta ma ilawan weyna sameysa nolosha danbe lkn Allaha uqurxiyo noloshisa😭💔🤲
2026-11-03 21:16:07
350
user5527400027568
maryama :
sorry wll
2026-11-04 05:16:58
0
darmaangado
Darmaan🥷 :
Ani ilmaheyga iney iga rajoban ban ad oga cabsada alla ilahyow ha nakala qadin😭
2026-11-04 08:55:39
23
hodandheman4
hodandheman4 :
Sorry wllky 😭😭😭😭😭
2026-11-04 07:16:54
0
maajidyare39
Wadani :
Hooyo Malinka Waayso waa Malinka Nolal mugdi ah ama cariiri gasho hooyo waa Harka Hoska ookale 🥺🥺
2026-11-04 06:00:58
65
kafiso165
️kaaafis0 :
hooyo la'aantu xanuun ka xun inu jiro ma aminsani alle haw naxaristo inti dhimatay inta noolna alle hano da'ayo😭😭
2026-11-04 10:35:16
12
faraxhenna0
Farhia 🥀 :
Iska cafi 🥺
2026-11-03 21:28:30
42
marwobilan12
Mona bilan :
Wilkan wareysigisa kahor geeriba kama cabsan jirin lakin kadip waxa marwalba ku duceysta ilaahow caruurteyda o yaryar hay qadan yarabi hooyo la’anta nolosha culeyskedo dhan ba arkeysa😭
2026-11-04 06:13:06
23
ayan.mohamud41
ayAan badan💃 :
Amba agoon aabo leh baan ahy xataa ima oga in aan jiro lkn alx hooyo wakhti adag iga la soo baxdaan haystaa ilaahy ha ii dhaafeee😢🤲🤲
2026-11-04 04:19:52
15
marwoadag5
ahlaam😘 :
hoyo la an wa ahay lkn abahey ale hai dhafo asaga ibuxiyay 😭
2026-11-04 04:33:30
15
ikcc20
❤️🤴 :
dhibkaba waa hooyo la.aanta[Crying]
2026-11-04 04:39:28
7
quruxdumar739
QURUX DUMAR💁‍♀️💅💄 :
hadiiba ay hooyo dhimato ilmaha hadeysan aabo fiican heysan wlhi xaaladooda wey adkaanee
2026-11-04 03:01:36
15
queen.hamda73
Hamtha mohametttth💃💞 :
Hooyo la.aantu waa cudur Wlhie😭💔😭😭
2026-11-04 04:47:09
7
21.1.02
21🌷 :
Anagaba wa iska aamusannahay😂lkn yaraanta waku yara bashalay❤️waynashaha Waku rafaday ee qof walba tisa haysata😭😂
2026-11-04 05:12:44
6
fatxi917
👸🏽💗 :
Dhibka waa hoyo lantaaa 😭😭yaaa alllh
2026-11-04 03:42:06
5
To see more videos from user @xanwarejiso19, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About