waxaan aad uga naxaa waliba ilin igu soo istaagtaa markaa arko dhalinyaro balwady cuny oo mustaqbalkoodii gacantooda ku burburinaya iyagoo waliba dunida u cusub😭 rabow wiilasheena ka madoobee balwada🤲
2026-11-06 04:50:39
2
Real RasHka 🔥15___⚽️😍 :
WaLigey kuma dhaqaqin kumana fikirin inan bartoh ilhow iga hay BaLwad iO wixi La mid ah Ooo dhan
2026-11-04 18:41:54
4
M R O N L I N E🤴❤️ :
hada rabaa in bilaabo family problem awgii🥺🥺
2026-11-04 20:56:17
5
Medy :
ma Kadar Keyow ba san noqday 🥺
2026-11-07 08:59:48
0
Khaliifka😂 :
Keyow legand
2026-11-04 07:58:53
17
Eeshcala 🇩🇪 :
Tdm ma barana Dr
2026-11-05 15:20:34
0
ZunDUsss👸🏻🖤 :
Ilhay Haka Madoweyo😭
2026-11-06 08:46:41
3
Ross🎶 :
Qofka ma xanunsan karo😭😳
2026-11-04 11:16:51
10
Queen ziyaa :
Ragu balwada way isticimalaan Khadar family hooyo .Aabe maleh.Walalana male .😭 Wlhi waa ka naxa wehelki hooyo io aabe walalihiba kamaqan misiinkiin .ilaahay umadisa hooyo io aabo walalo ha uga dhig🤲😭
2026-11-04 14:47:21
5
Eeshcala 🇩🇪 :
Tdm ma barana Dr
2026-11-05 15:20:20
0
maxmed mame :
Wad kazo naaxii wixii kuzo maray wll keenyo🥰
2026-11-06 07:55:26
0
Commando special danab :
i:dadka wanagsan uun baa balwada barta nolosha ka dhaca siday u leeyihiin cid walba wanaaji adiga wanagsanow u fiirsada qof walboo balwad leh oo nolosha ka dhaca waa qof naxariis badan
2026-11-04 16:10:23
2
New Moha :
Walahi anoo yar kuwii ugu dhago hadli jirey ayagaa ibedaley maanta ana masaajidka aya balwad ii ah maanta Alx yarkana waa kii soo laabta insha alah ilahayow rabow jidka tooosan ku hanuuni ilaa anaga nagu hanuuni kuwa wx naga shegi jireyna soo hanuuni🤲🤲
2026-11-04 21:06:15
3
Wll Xaabsade 🌹 :
Wllhi aad ban ugu xumahy Viodow gan marka aan arkey
2026-11-05 13:08:29
2
Kaamil Ahmad :
balwada aniga soo mareya hadan ilhya aya iga sareya alx
2026-11-05 10:54:07
0
🥀 𝑺𝒆𝒄𝒓𝒆𝒕 𝑸𝒖𝒆𝒆𝒏 🦋 :
horta khadar soo madi ma ahayn😳
2026-11-04 12:10:37
3
To see more videos from user @duuceysane, please go to the Tikwm
homepage.