@faraska_60: Star airline lisence Aya sabab u ah dhimashada wllken bal arag diyarad matoorkedu kacsanyahy oo Rakabki kaso dajinayo😱 🥹

FARASKA✅
FARASKA✅
Open In TikTok:
Region: SO
Tuesday 03 November 2026 22:48:08 GMT
282074
15826
526
6580

Music

Download

Comments

billan844
billan :
Diyaarad motorkeda daaran yahay side looga soo dagi karaa waa wadan bilaa sharciye
2026-11-03 23:27:43
2539
iconicoffsec
iconic :
Welcome to Somalia, where protocols are decorative, corruption is traditional n common sense is considered a foreign investment😭😂
2026-11-04 01:04:23
361
raliyodumar5
Rowda izmail :
Saacad markay kugu taganthy waxba laguma qaban karo😭
2026-11-04 02:37:37
201
farida71503
farida🌹 :
Askariga danka baalka diyarada ulexday miya kan dhintay🥹🥹
2026-11-04 00:10:45
507
liina2000
Liina :
gefkeena iyo geerideyna ilaahey ma kulmiyo😢
2026-11-04 04:36:28
50
malyasalaad
MALYA💃🩶❤️ :
Ax qayladiisa qalbiga igu xanuuunay 😭😭😭😭ilhy ha unaxariisto
2026-11-04 03:04:10
116
tamara20304
Tamara🇸🇴👸 :
sidan wa masuliyad daro diyarada markey danto ba irida la fura somali waliged ma ilbaxeyso halista ku ciyaran
2026-11-04 00:19:09
38
oday_bahal__
LAنGAب🌱CIILE 🌬️💨 :
Pilot yada wa qeyru masuul side diyarad engine keeda oo wali qaboobin ama si full ah u istagin maruuxada u furi kara albabka degdeg ba somali o dhan ku furan waka qeyru masuul 💔
2026-11-03 23:57:11
378
mr.kiimiko99
Mr kiimiko :
Diyaarada qaladkeeda ha ii dambeeyee, ma indhuhuu la'ayahay askariga? feejignaantiisa xagee ka baxday?
2026-11-04 01:34:52
33
samatarcabdi13
smtr tayo :
yaan tusaa💔
2026-11-04 02:26:54
9
millanar1
Killer boss 🦹 :
Diyarada iyo kabtanku waa qayrul masuuliyin🤔 5 minute muu rakaabka diyarada kujayo intay daminayaan?
2026-11-04 00:18:47
90
kaabo4444
iskufilan :
dambiga diyaarada kadambeysa maxee isku dami wayse
2026-11-04 04:12:34
5
menarebrave77
🆃︎𝗔𝗔𝗧𝗜𝗞𝗢🐐🇪🇺 :
hadad Muslim dhab tahay Asc
2026-11-04 04:56:07
59
laylaluul33
Layla🍉🍉🍉 :
Why are they opening the door before the plane is shut off this is so stupid and tragic Subhanalla 😡😢
2026-11-04 04:32:09
5
juuja006
edabsan🦊🇭🇺 :
ala maxa itusay suu uqaylinayo beerka ixanunay alle haw naxariisto sacad dhamatay cidna ma baajin karto
2026-11-04 05:41:31
5
aaliyaqurux8
Amelia🔥 :
Subhanallah allah unaxriato lkn diyarda iyado la damin laga so dagayo maxa waye somalia waa mel dhimatay shirkadan hal ganaxo 🤔
2026-11-03 23:54:45
133
yakub.ali6
Moneykicks🇺🇸🇺🇸 :
Innalilahi waina illahey rajicun somalia Rule kama jiro
2026-11-04 06:32:23
0
michael_921
Miketrades💸📊 :
Kan Wadan Lama Oron Ka Karo Trump Waxa Ku Tilmaamo Waaba Uu Ka Daran Yahay Wllhi
2026-11-04 03:06:51
7
hassacwbd8f
Kiciye :
Absolutely, this kind of aircraft shouldn’t be the door open until the engine is off. Or reduced lower pressure points.
2026-11-04 01:19:47
11
khadijomohamud4
Sacdia boss :
Subhanallah allah unaxriato lkn diyarda iyado la damin laga so dagayo maxa waye somalia waa mel dhimatay shirkadan hal ganaxno 😭😭
2026-11-04 00:35:54
7
rooz16579
fasuu💕🧘‍♀️ :
payload ka xaladisa
2026-11-04 00:37:34
5
mohammed26992
Mohammed tatiko :
Diyaarad marwaxada waregeyso sidee looga soo dagi karaa
2026-11-03 23:20:18
7
0.7.2763
SUMAYA🥺💘❤️‍🩹💕 :
Yaa ila saaxiba ilahay dartiiis😭💔🥀
2026-11-04 04:27:33
5
hibo_timirta_cajwaa_1448
Dhado roob noqon wayday🌧🌴🐎⭐ :
Omg subxanallah qalaad weyan waxaas 😡😥
2026-11-03 23:47:13
5
user5211507253695
Yasmin yaska :
wax qeylidiisa ka naxey miskiinka soomalia nidaam kama jiroh marwaxada oo shidan in la soo dago waa qalad[Crying][Crying][Crying]
2026-11-03 23:22:08
8
To see more videos from user @faraska_60, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About