Abaayo kalay dahir qolkiisa bal inu ku caawin karo😭
2026-11-04 02:35:54
152
jujuu Nebaraani🦋♾ :
hadaan talo ku siiyo walaashay aduunka wax walba waa lahelaa wax walba ay kugu haystaan abtiyaashaa faraha uga qaad wax ka khayr badan ayaa ilaahay ka helaysaa waayo maalin kasta inaad ooydo waa xanuun u yeero walaalahaa go'aana ka qata 😭
2026-11-04 14:45:06
11
Mariam Ahmed :
Wax kale garan mayee Reer Abtigaan miyaan kula habaarnaa ma dhahnaa Rabow Gamkasii waa maxay wax hooyo la dhashoo habeen iyo maalin gaber walaashood oo dhimatey dhashey ka oohinaya walee abtigey igama oohiyeen abtigey agtiisa hadaan ku ooyo in uu dhiig kalaan kabaqaa oo cida iga oohisay dilo yaa Allah ciddii sideydoo kale abti wanaagsan Rabi siiyeyna ubarakee sida walaashey maandee kuwa Rabi bahalada ku kiciyeyna qalbiga u qabooji awood iyo adkeysi iyi samirna sii Aamin 🥰🥰🥰🥰
Iska daa ibtiyaale ma amini jirin reee abti xunaa jira Lkn waxa la arkyn ma jirto abyo ilaahy kuwas xaqagaga haka siiyo abtiyaal lama dhihi kreee🥰
2026-11-04 11:55:28
1
♥️👸👏 :
sorry abyo😭😭😭😭😭
2026-11-04 14:36:03
0
Sofia.loran :
sorry my sister
2026-11-04 08:20:04
0
Caasha cuud :
Wllo ha ooyin ee waxad samaysa halka say joogan ka foogow inta aad ka foogan karto allle na uga dacwood salad kasta oo aad tukato allle aya kugu filan malin danbena ha. Ooyin waxad kaso qaada dad aan waxaba kuu ahayn haday ku dayn wayaana sidada aydan waxaba isku ahayn isaga celi wax badan ban ku arkayay adigo ooyaya oo ka cabanaya reer abtiga ee Bisinka wllo malin danbe ha ooyin meel iska so saar manta ha kugu danbayso in aad ooydo ❤️
2026-11-04 08:55:04
3
farhia Mohamoutt ❤️🫶 :
sorry baaye ilhy haka dulqaado dhibatada🥺😭
2026-11-04 07:26:18
4
Gobaad🇵🇸🤲 :
wlhi markale baan kugu socelin hadii ay tahay hanti abayo macanto lahela lawaye hoyo macan oo dhimatay waad ka samidhay kasamir somali waxba ku qabana mayan biri bay ohintada boog kaga dhig 2 ragco oo salad ah tuko kadib kitabka jacamac aqriso forget abou that pls malin kale oon waxba qarsonan baad xisabtamidontan abayo nabar yay kusoman somali majidho dadkodi baa badah ku dhamaday marka waa iga talo walahi waxan kula hadlaya xanunkaga itabtay abayo🥰🥰🥰
2026-11-04 14:28:46
2
Sabirina 🌺 :
2026-11-04 17:57:41
1
Fardowsa Cusman Adan 🥰🫀❤️🔥 :
waa ka xumahay 🥺🥺💔 illaah qalbigida wanaag ha ku badalo inu illaahay qulubtoda wanagsan ku soo jeediyo shartodani illaah ka qabto qerykoda illaah ku sahalo abaayo mcn inaa ku so ducoyno ma oye wax kale ma awoodno qalbigani allaah ku qabooyo 🫀❤️🫂
2026-11-04 13:36:03
1
Asma diamond 💎 :
Abyo Waxaan la arkayn maleh hadii ay rabaan in guriga la gado ka gado adiga si dhibta kuu deyso Insha alllh abtiyaal markaan ma jiraaan
2026-11-04 08:48:13
3
♥️👸👏 :
ilahaha dhibka haka dulqado abyo😭😭
2026-11-04 14:42:16
1
Hal’Abuur HANAA✍🏼🦋 :
Xaqaaga Allah ku siiyo Abaayo 🥰🥰
2026-11-04 14:24:32
1
IMRAN🖤⚡️ :
Abtiyall sas dhan u xun ma jiran
2026-11-04 13:01:50
1
shuraym🩶👨🦳 :
ilaahay haku gargaaro abayo
2026-11-04 08:11:43
2
To see more videos from user @maandeeqddmao, please go to the Tikwm
homepage.