@nuur4k2: Waxa u dabkakacay marka kamid marakibta tala dekeda barbara😭🔥#nuur4k #viralvideo #capcut #fyppppppppppppppppppppppp #tik_tok

Nuur 4k 
Nuur 4k 
Open In TikTok:
Region: SO
Wednesday 04 November 2026 04:40:25 GMT
76496
3602
88
418

Music

Download

Comments

user74928670566877
nicima :
markab maaha wa doon
2026-11-04 06:02:07
26
iftiineeyyyy__123
Cute 😊 ❤️🫅 :
Ilaa Xalay 12kii Buu Baxaayey
2026-11-04 06:29:39
1
nuura3999
arweeelo8 :
waa xage 😳😳
2026-11-04 10:21:21
1
mzzshacni143
mss shacni 134 :
walahi inaa barbarawid zxa ahy waxa ku cadeyna waa la oyey😂❤️
2026-11-04 08:28:57
1
qlbijacayl5
khaalid cumar33 :
wxgee wllo
2026-11-04 10:35:27
0
handsomeman884
darknorva⚡️🇦🇪 :
waa xagee
2026-11-04 09:39:47
0
p.e.d.r.i.99
Béđří🪄🎩💪 :
1npbui
2026-11-04 08:59:09
0
ayruush03
Juweriya Jano🫅🦍 :
reer barbra😭😭
2026-11-04 09:29:40
0
reerbaadiye0
AbdifataaH :
wa midkamida kuwi waxadhacay inokenijirey kolay
2026-11-04 10:11:15
1
mustapha_africa
MuŠTaPĥa Africa :
waa goorma
2026-11-04 06:12:07
0
245mohamedcabdi
mohamed cabdi :
weli way ololesa cidanku way dadalen
2026-11-04 10:08:28
0
marwaan.carafaad
cumar :
waa doon
2026-11-04 10:35:18
0
caska0533
SOMALILAND ❤️ :
doon weyi sorry hantida dadkii laha
2026-11-04 09:16:42
0
maxamed.calami7
한국 미녀들 🫂❤️ :
wlhi Saka marka schoolka u dhow ee hiraa ka so baxay Aya arkay😭😭💔
2026-11-04 09:55:25
0
inasad
Saabr!!n Az3D🤍👸 :
sidii Xalay Bay u baxysa Ilhow Qaboji😭😭
2026-11-04 09:35:36
0
nafiis560
nafiis :
2026-11-04 09:34:59
0
xamda.bilan16
xamda bilan :
😭
2026-11-04 09:27:48
0
p.e.d.r.i.99
Béđří🪄🎩💪 :
🥺🥺😳😳😳
2026-11-04 08:59:17
0
ceebla24
2023.12.2 💔😭 :
wax wlba mrkab miyd utaqana😁
2026-11-04 07:58:13
0
hd.mohamed.bdh
balandior🏆🏅 :
sorry 😞
2026-11-04 09:20:08
0
xamdooos
❣❣᥊ׁׅɑׁׅꩇׁׅ֪݊ ժׁׅ݊ɑׁׅ❣❣ :
gorme weye
2026-11-04 08:43:31
0
3.51.4.1
MAQRAATI__25 :
ila saaka qiiqa waa baxyey
2026-11-04 05:31:04
0
cabdi.shakuur.bas
C/Shakuur bass🦅 :
war mayiir dable magaladi iyo domihi waxay dabkan u la dhex galay
2026-11-04 06:13:12
1
aydidd99
Mufasa 🦁 :
Weli way ololaysaa!
2026-11-04 06:30:56
1
xamdaismaciiil
GOSHASAXIL🦍🐄 :
Uqubadi donta weye Shirkada marakibtu xalay way diday inay donti balhtiyan
2026-11-04 05:29:07
0
To see more videos from user @nuur4k2, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About