@nazersergio2: #DEGDEG: Hargaysa nin orom ah ayaa ku dilay nin hudheel ka shaqayn jiray oo yamani ah, waxaa la sheegay in uu quraac bilaash ah siin jiray subax kasta marxuumka dhintay halka uu isagu ahaa baalashle baabuurtana maydhi jiray lacagtiisana aanu ku quraacan jirin, saaka ayuunbuu quraacdii ka waayey dee wakaa nafta dhaafiyey, oromada hadaad wax isku siiso inay biil kugu leeyihiin bay moodayaan naftaaday galaafanayaan, xataa garan maayaan qofkani abaal buu kuu galaye ka dhac saaka haduusan hayn.
Palestinian rights
Region: SO
Wednesday 04 November 2026 07:03:15 GMT
Music
Download
Comments
Tasniim🤍 :
Alle ha u naxariisto 🤲 Hana looga jaro waayo oromadu waa cadow wlhi masaakiin maaha
2026-11-04 08:18:57
1
m :
yaaa wax dily Dee ma oromad mise?
2026-11-04 09:41:56
1
To see more videos from user @nazersergio2, please go to the Tikwm
homepage.