@hafidmedia: "Hawo ayaa la wareejiyey dawladda xujo u noqon mayso, iyaga oo soo fadhiya ayaa Evisa lagu dul maamulay" #foryoupage #DEGDEG #somalilandtiktok💚🤍❤ #following #hafidmedia

hafidmedia
hafidmedia
Open In TikTok:
Region: SO
Wednesday 04 November 2026 08:23:18 GMT
4614
99
12
21

Music

Download

Comments

alamzaawi1
𝘈𝘓𝘈𝘔𝘡𝘌𝘠 🦊 :
dalkana sow lagaa xoogi maayo 🤣🤣
2026-11-04 09:05:50
7
mohamedahmedclips
MOHAMED AHMED CLIPS :
😂😂😂 suaasha wuu ka beensheegay
2026-11-04 09:19:56
0
faysal.cabdi.raxm
Faysal Cabdi Raxmaan g36 :
niqaa😁😁😁😁😁
2026-11-04 09:35:51
0
mukhtarhooraye05
Qodax-1 :
Kuma jirin, hadaa cirro ayaa bixiyey malha 😁😁😁😁😁😁😁
2026-11-04 10:39:11
0
ishwaak1
Asli Boqran :
hawada hadii la xoogey ,Dee evisa-hana waa la xoogey,😂
2026-11-04 09:46:47
0
lio15282
Lio :
Kan maxay kawaraysanayan cadaymihi dhanba yale
2026-11-04 10:06:11
0
nafiisanalka28
amiirada 5 somaliyed12 Xubi :
Isagu miyanu ibin
2026-11-04 09:23:20
0
faysal.cabdi.raxm
Faysal Cabdi Raxmaan g36 :
2😁😁😁😁😁😁
2026-11-04 09:35:30
0
dontlye0
ildheere :
Indhihiisa eega
2026-11-04 10:24:59
0
m0hdcubic
Maw :
Adeerkay Mohamud Hashi reer konfureedku wey sixreen ee haddii tol la yahay quraan hala saaro ... Reer xamarku sixirka ayey ku baasyihiin ... markaa Adeerkay Dollar sixir lagu akhriyey bey siiyan ... Suurada sixirk ku akhriya adeerkay Haji Mohamud Hashi
2026-11-04 10:58:13
0
To see more videos from user @hafidmedia, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About