@omar.okey: Bismillaahi Raxmaani Raxiim. Maanta waxaan farxad iyo sharaf weyn ii ah in ay si guul ah iigu soo dhammaatay Koorsadii Hoggaaminta Sare (Advanced Leadership Course), oo aan muddooyinkii u dambeeyay u joogay dalka Masar. Koorsadani waxay ii ahayd fursad qaali ah oo aan ku kororsaday aqoon, waayo-aragnimo iyo faham dheeraad ah oo ku saabsan hoggaaminta, qorsheynta istaraatiijiyadeed, go’aan qaadashada, maamulka iyo maaraynta caqabadaha. Intii aan ku jiray koorsadan, waxaan ka faa’iiday casharro qiimo badan, is-dhaafsi aqooneed iyo waayo-aragnimo aan aaminsanahay inay wax weyn ka tari doonaan horumarinta kartidayda hoggaamineed iyo gudashada waajibaadka la ii igmado. Waxaan mahadnaq iyo bogaadin gaar ah u jeedinayaa Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, oo aan uga mahadcelinayo hoggaamintiisa, dhiirrigelintiisa iyo dadaalka uu ugu jiro kobcinta aqoonta iyo tayada saraakiisha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, iyo fursadaha waxbarasho iyo tababar ee la siinayo xubnaha ciidanka. Sidoo kale, waxaan mahadnaq u jeedinayaa dhammaan macallimiintii, khubaradii iyo hay’adihii ka qayb qaatay hirgelinta koorsadan, iyo Sxbkei Wllkei @Taliye Mahad oo garab igu siisay safarkan aqooneed. Ugu dambayn, waxaan ballanqaadayaa inaan aqoonta iyo waayo-aragnimada aan ka kororsaday koorsadan uga faa’iideyn doono dalkayga, dadkayga iyo Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Waxaan aaminsanahay in hoggaamintu aysan ahayn oo keliya xil iyo mansab, balse ay tahay masuuliyad, daacadnimo, aragti fog iyo awoodda lagu horseedo isbeddel wanaagsan. Aqoontu waa awood, hoggaamintuna waa masuuliyad. Mahadsanidiin.

MAJOR OMAR OK
MAJOR OMAR OK
Open In TikTok:
Region: EG
Wednesday 04 November 2026 12:25:02 GMT
28130
2123
49
429

Music

Download

Comments

mansuur.muhidiin.ahmad
MᴀɴSᴜᴜʀ Mᴜʜɪᴅɪɪɴ 🦁 :
Nimanka Guriga haka Dumin ku.lahaa [Tears of joy]
2026-11-04 12:55:26
62
mr.solution250
Mr.Solution :
👮🏿‍♀️Bahasha midig miyuu u galay Waa maxay midka guriga ka naxayaa share miyaa ugu darsan Intaa waa kaftan Guuleyso taliye
2026-11-04 16:42:09
11
xarakeye07
Ok :
Wlhi somali madhowa nidaam ciidan kama jiro
2026-11-04 16:57:48
4
farhanfrance
FARHAN QOSLAAYE🥷🇸🇴🦁🫡 :
Col Omar Mohamed Maalin Salam Sharafteeda Waa Heysaa Horay Usoco Sxbnaa🫡
2026-11-04 16:43:28
7
bulac600
BULAC🥏 :
Masar Raga kisa adag leeba kaso baxa Hamblyo Adke walkei Col Omar
2026-11-04 18:08:27
3
keeykeey371
keey keey :
korneen cumer okey guileso
2026-11-04 21:51:55
0
yousufabdullahi9
Yousuf Abdullahi :
Kkkkkk
2026-11-04 20:44:08
0
theheavyweight44
APDALLA♎ :
good job commando🏅🫡
2026-11-04 17:35:51
0
xasan.kaafi72
kumandoska🇸🇴🇸🇴bigwanka :
m.a taliye wan kahaa😇😇😇
2026-11-04 17:53:06
0
profafrica_1
Prof africa🌍 🇸🇴✅️ :
Aad iyo aad Hambalyo Hambalyo Sxb guuleyso
2026-11-04 18:01:16
0
abikar503
Mr anshax :
hambalyo Hambalyo sxbkey omar ok
2026-11-04 20:23:48
0
poqoradaragacelle
poqorada raga celle :
🥰🥰💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
2026-11-04 19:57:10
0
zmwsuge7
Zamzamdhool77🇸🇴 :
hambalyo ina ader guuleyso
2026-11-04 18:06:44
0
bishaarmukhtaarahmed
Bishaar dheere11 :
waxan ku rajeynaa guula hor leh iyo hurumar kale mudane
2026-11-04 19:04:10
0
boqran188
gobsan sida hooyaded :
habalyo habalyo walaky qaali
2026-11-04 18:26:53
0
zaak..tyga.5
zaak. tyga.5 :
shaqo wacan taliye alle hakula garabgalo
2026-11-04 18:38:35
0
cabdi.mumin.maxam
guulwade c.x.d. :
2026-11-04 17:51:51
0
apdllla3
Apdullahi Apdi fitah 🦁🆎🥷 :
InTnn io kpaDann KuraJeha Wll Guulieso ✊🔥🫡
2026-11-04 14:00:41
0
haal890
aadilos :
waa kaa hayaa legen
2026-11-04 16:31:07
0
maariyamaank26
shiinayska :
war comar tartiib
2026-11-04 17:33:35
0
sacdaabdilaylaa
sacda :
Lipax salan bixinaya
2026-11-04 16:25:46
0
wiikasanka227
Daljiir🇸🇴222 :
2026-11-04 17:14:58
0
maxamed0www
sheikh fanax 👳📿 :
hambalyo ebow
2026-11-05 02:44:13
0
boss.hanad
Boss Hanad🧢🎥🔥 :
Hampalyo Hampalyo Hampalyo Wllkey
2026-11-04 12:44:58
0
To see more videos from user @omar.okey, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About