@mo_khaddar: Galmudug: Tusaalaha Nool ee Nabadda iyo Kala Wareejinta Hoggaanka. Madaxweyne Qoorqoor, taariikhda Galmudug waxaad kaga tagtay bog mudan in la xuso. Sida nabadda, walaaltinimada iyo is ixtiraamka leh ee hoggaanka Galmudug xilka ula kala wareegay waa arrin mudan in la bogaadiyo Madaxweyne Qoorqoor wuxu muujiyey muhiimadda ay leedahay in xilka lagu kala wareego sharaf iyo bisayl siyaasadeed, isaga oo hoggaanka cusub ee galmudug hogaamiye Liibaan si qurux badan ugu wareejiyey masuuliyadda. Galmudug waxay muujisay in isbeddelka hoggaanku uusan khasab ahayn inuu keeno khilaaf, balse uu ku dhici karo nabad iyo walaaltinimo. #galmudugnimo💙🤍💚 #mo_khadar #sheikhhassanbarsane🇸🇴🐎 #jowharsomalia🇸🇴🇪🇪 #beledweyne🇪🇪

Mohamed Khadar Abdiqafar🇸🇴
Mohamed Khadar Abdiqafar🇸🇴
Open In TikTok:
Region: SO
Wednesday 04 November 2026 12:35:40 GMT
1309
302
8
18

Music

Download

Comments

hanadqaasincilmi4
Hanad Media 📸👀 :
wllka mcn guuleyso
2026-11-04 12:42:12
0
okaash33
Abaas :
❤️❤️❤️
2026-11-04 16:42:06
0
cabdooz.03
Biibaye :
🥰🥰
2026-11-04 16:04:28
0
yaxyeabuukar02
yaxye 🇸🇴🇩🇯 :
🥰🥰🥰
2026-11-04 12:53:11
0
qadro073
Qadro ❤️ :
🥰🥰🥰
2026-11-04 12:43:04
0
amiinweydow
H.E Ahmed Nuur Muqtaar amiin :
🥰🥰🥰
2026-11-04 12:39:55
0
faaisotabeebe
faaisotabeebe :
[Red heart][Red heart][Red heart]
2026-11-04 12:39:21
0
eng.mohamedabshircali
mohamed abshir cali :
🔥🔥🔥
2026-11-04 20:18:23
0
To see more videos from user @mo_khaddar, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About