Wallhi gabadha yar waa ladulmiyay ano kaweyn xita maqadi kari labada cunug miskiin💔🥹😭
2026-11-04 14:51:38
364
muno macaan :
ilaahow owlaad isii
2026-11-04 15:51:31
12
R+A 🦋❤️🔐 :
dulmi cad waye😭
2026-11-04 15:13:56
92
taliso shamso taliye maxamed :
masha allha walashey Mcnto lyo my love 💓 Qalpi mcn guuleyso 👑 🤲
2026-11-04 16:02:37
0
qalbi degen :
gabar waa hooyo 2 baad
2026-11-04 14:48:48
52
caar iso gaadh :
Sorry Mommy
2026-11-04 16:09:56
0
naag dheer :
walal ka fcn heli mayaan ya u sheegi doona inee sidan ugu so rafaade lkn aawe hooyadi dhashe ilmahas allow ayado sidas ugu so rafaade ha kala wadin ya rabbi 😭
2026-11-04 14:54:01
40
caaisha429 :
Wax aam irahdo ma aqaan lkn ilahey aya jogo
2026-11-04 15:01:53
16
Ugas mohamed Amin Hassan :
gabadha curada waa hooyo aan la ogeyn illhy hano xifdiyo gabdhegeena