Waa ku kalsoonahay wee sameene lkn xaaskeyga uma quuro
2026-11-06 10:17:56
5
Buura🤎 :
Ano xanaqey aa arkey ino Wilka nafoyhy Allah cafiyo gabr wa queen 😭👸😍
2026-11-06 17:45:03
4
Ali+66 🇬🇧 :
masha Allah appreciate
2026-11-05 15:15:04
0
scott🥊🎱 :
waa aduuun mcnk ka dhamaaday wlh
2026-11-05 13:31:47
7
General jubo :
mashallah iskuwara
2026-11-06 10:47:54
0
23/6/2024❤️🌹🌷🌸💕 :
raliyad m a
2026-11-06 16:08:06
0
maryama🌸 :
dadkaa cuqtada qaba maxey ahaayen dadkaan ayagaa is qaba waxaa iyo ka badana waa usameyneysaa waa dad nolol iyo wanaagba ka dhaxeeyo ku darsoo ninka gacan buu naafo ka yahay hadeynan uqaban oo midba midka kale caawin waxa ka maqan ma liidnimo mise bahdil edeb darada kala taga reerka wanaagsan
allahuma baarik❤️🥰
2026-11-06 07:03:47
30
Mahdi Mohamed :
mashaa Alaah
2026-11-05 10:51:01
0
ibra dajiye :
m.a
alle haku barakeyo
2026-11-06 06:53:12
0
𓅂 :
Noloshaan way sii dabar go’oosaa Lkn wlh waa Nolol Xushmad ku dheehantahay. Macnaheedu maahan inuu Ninku naagta Abuse gareeyay Balse waa in ay Fahmeen nolosha Asaguna Baari uyahay ayada. Ayadana ay Baari utahay. Nolosha marka Baari la isku noqdo waxwalba oo Abuse anaka noola muuqdo ayaka waa u jeceel. 🥰❤️
2026-11-05 06:29:46
8
gentleman🇸🇴🇸🇱 :
m.a waa xaaas wnsgn
2026-11-05 09:07:37
10
Yariisow :
tanooo kale lama helo dhowro ader allah idin barakeeyo