ilaa 7 jirkaygi ilaa hada 30 ahy weligay habeen 4 sacadood ma seexan bDanka 2 sAcadood am 3 ama waba so jeeda wax xanuun i hayana ma jiro maalin far ima xanuunin vitamins kyga dhan wa badhy xata dawooyinka vitamins ama herbal ka hurdada kuma seexdo hada ina dawo prescription dhakhtar u doonto ku talo jiraa
2026-11-05 12:57:42
4
Urkidsdoc :
kuwa dutieska ku jira ee naf dhan badbaadinaya ka warn
2026-11-05 13:53:57
0
Li0n L0ve💘💘 :
1:53 🥺
2026-11-05 06:53:06
0
Leyla🌧️❤️🩹🦊 :
4:34. Hbn nimo subxanllh 🥺
2026-11-05 01:35:09
1
Dr Bashka Collow :
dhaqatiirteyna kuma jirno miyaa darasada wataa hbnkii Marna shift ku dhafarno marna wax aqris ku dhafarno
2026-11-05 13:44:09
1
Hamze🖤 :
Anoon ugu talo galinba oo xili hore inan seexdo qorsheystay ayuunban is arkaya anoo dhafray!! marka maxa xala?
2026-11-05 09:08:43
0
To see more videos from user @mohamedhamud21, please go to the Tikwm
homepage.