@ruhnasheeds: ‘Don’t Love the Dunya’ is out now at zikrstreams.com (link in bio) ❤️ The dunya was never meant to be our final home. Everything we chase, everything we own, and everything we love will one day be left behind. Don’t let temporary things distract your heart from the One who is eternal. Love Allah more than the life He gave you. 🤍

RUH
RUH
Open In TikTok:
Region: CA
Wednesday 04 November 2026 16:26:38 GMT
13727
1195
20
236

Music

Download

Comments

ruhnasheeds
RUH :
Link in bio for my new nasheed 🤍🤲🏽
2026-11-04 16:26:55
1
fix_biii
✨🫵🏽🙌🏽 :
☝🏽🤲🏽 alhamdulillaah
2026-11-05 07:19:02
0
pehlic1980
Samir :
2026-11-04 18:19:50
1
saidul.khan5040tiktok.co
Saidul Khan :
Ameen
2026-11-04 18:29:05
1
ridhwaanakoo
Ridi :
Subhan Allah
2026-11-04 17:27:12
1
ribka7883
Ribka :
allha akkbir
2026-11-04 21:01:11
0
nafisat.abdullahi71
Nafisat Abdullahi :
ma sha Allah
2026-11-05 02:47:51
0
diztechnology2019
DIZ_TECHNOLOGY🇲🇾 :
2026-11-04 23:36:30
0
abdulshanti5
عَبْدُ الشَّانْتِي 🦋🕊️ :
Wallahi
2026-11-04 19:27:08
0
ejupgashi4
🇨🇭🇽🇰🇦🇱 :
2026-11-04 19:03:05
0
ayna3950
Ayna💞 :
Allah Akbar
2026-11-04 20:16:52
0
catatan.akhirat3
catatan akhirat :
2026-11-04 17:16:15
0
amienish.bae
AMIENISH BABE 🇸🇱🇸🇱 :
Ameen
2026-11-05 00:43:52
0
user3612765981350
user3612765981350 :
ameen
2026-11-04 21:27:28
0
khadija.nasheeds
Khadija K :
❤️🤲
2026-11-04 16:53:00
1
zikr.stream
ZIKR App :
❤️🤲
2026-11-04 16:28:30
1
amriay2
Amriya tu :
🥰🥰🥰
2026-11-04 20:03:45
0
queenbeau18
Pretty beauty eve 😘😘😘😘😘 :
🙏🙏
2026-11-04 21:01:17
0
osmanmoro585
jumaiawudu :
🥰🥰🥰
2026-11-04 21:20:11
0
aishah.princess
Kayinza Aisha Princess Gishu/P :
[Pray][Pray][Pray]
2026-11-05 01:39:17
0
To see more videos from user @ruhnasheeds, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos

Ma doonayo inaan ku waayo, waayo la’aantaa noloshaydu waxay noqon lahayd meel aan iftiin lahayn. Adiga ayaa noqday iftiinka i hogaamiya mar kasta oo uu Qalbigaygu daalo. adiga ayaa noqday sababta aan u sii jeclaado nolosheena danbe ee muso, u sii rajaysto berri, una sii jeclaado nolosha. Markaad Ila jirto waxaan Aamina inaan wax walba haysto  waayo adiga ayaa dunidayda noqday. Qof walba wuu imaadaa wuuna tagaa, balse adiga ayaan rabaa inaad ka mid ahaato waxyaabaha  aanan waligey lumin doonin. Ma rabo riyo aan adigu ku jirin, ma rabo subax aanancodkaaga maqlin mana rabo nolol aan magacaagu ku qorin. Jacaylka aan kuu hayo waa sida bad aan xad lahayn, mar walba waa la daawan karaa balse aan la gaadhi karin. Waa dareen aan qarsoomi karin, xitaa haddii aan isku dayo. Maalin kasta oo aan noolahay, waxaan rabaa inaan kugu arko faraxsanaan, kalgacal,  oo  aad ogaato  in qof dunidan jooga uu si daacad ah kuu jecel yahay. Adiga dartaa ayaan ubartay in jacaylku uu yahay samir, faham, iyo u dulqaadasho. In mararka qaar la aamuso oo qalbigu hadlo, iyo in mararka qaar la dhoola caddeeyo xitaa marka ilmadu ay diyaar tahay. Qalbiga aan kuu hayo ma aha mid ciyaar ah  waa mid daacad ah oo kuu ah adiga oo keliya. Waxaan kuu ballan qaadayaa in haddii adduunka oo dhan uu iga soo horjeesto, anigu weli garabkaaga taagnaan doono. Waayo adiga ayaa ah nolosheyda, riyadeyda, iyo sababta aan u qoro eray walba oo jacayl ah. Mcn, adigu waxaa tahay qof aan rabo inaan la wadaago noloshayda, murugadayda, farxaddayda, iyo mustaqbalkayga oo dhan. Ilaa iyo inta qalbigeygu garaacmayo, adiga ayaa noqon doona curiinkeyga jaceylka ❤️🥺

About