@xariir_kozar: Geelaydu Arintan Wayka Midaysanyihiin😂@Xamse Shaacir

Xariir koosaar
Xariir koosaar
Open In TikTok:
Region: SO
Wednesday 04 November 2026 16:36:48 GMT
369503
58949
1287
3628

Music

Download

Comments

dunka81
user07431516454 :
dumarow ogada in an Nala jeclen anaga an is jeclano
2026-11-04 16:53:21
1914
atikah23_2
عاتكه✨🌱 :
Isagu wilashiisa ayuu kufaanay ana abahey 10 wiil iyadaa iigafcn buu oran jiray😂😹
2026-11-04 17:15:50
1214
lakuy.4
🌷🍃 :
nasiib xuma tu abe u yahay 😳
2026-11-04 17:36:23
152
hanan.ahmed5816
Hanan ahmed :
Abahay mcn aan arkaa allow abahy cimriga udheereey oo noo xafid yaa allh❤️🤲🤲🤲
2026-11-04 17:04:57
158
marwofanny
Fanny 🦁🦊🔥❣️ :
😂😁 odaygaa hablihiisu mxay daremyaan
2026-11-04 18:43:50
28
itsme__580
HaفZa🌸 :
lama shego ❌ wey yarhiin ✅
2026-11-04 18:42:33
172
caynaashe.cabdi96
.CAYNAASHE🫆 :
odaygu faan badanaa[Tears of joy]
2026-11-04 16:49:11
60
casemir069
CASEMIRO 🦍 :
geela iyo raga midna lama sheego tiradooda 👍
2026-11-04 16:43:54
820
o61133766
Naaajuu👸☺️🤎 :
ragaba anaga ka ficane 😂😳
2026-11-04 16:46:16
1107
maano.caday20
𝑩𝒖𝒏𝒏𝒊𝒆𝒚 🎀 :
❤️aabahay jcylkiisa oo dhan buu isiiyay hada wuu iga xanuusan yhy iigu duceeya
2026-11-04 17:57:19
51
4garaadka
Zulthan Nagiip__✨️🦅 :
gabdhaha wa lagu faana de😂
2026-11-04 16:49:14
115
erg_12106
Omar :
Top secret
2026-11-05 00:14:04
0
mummtazzo
mumtaz :
10 nin ood dhashay waxay ku qaban wayeen 1 gabadh oo dhashay ba ku qaban❤
2026-11-04 17:45:02
391
iamburaashe100
𝗕 𝗨 𝗥 𝗔 𝗔 𝗦 𝗛 𝗘 🧔🏿 :
wadnaha ku istaag hadaa icaayi weyso 😭🥀
2026-11-04 17:24:32
11
v.n.c.n
Ҡ͢αвѕαя :
Abahey su igu fani jire allow janada ku gey aabo😭
2026-11-04 17:44:33
93
indhodeeq4
Indhodeeq❤️ :
dumarow ogada in an Nala jeclen anaga an is jeclano😭
2026-11-04 18:52:07
45
axmed__gury
𝗜𝗟𝗞𝗮𝗰𝗮𝘀𝗲📸🥇🗿 :
Dadka mobel jaa jar kudawanayo Asc🤝😭❤️
2026-11-04 16:45:57
130
umayma778
Ikraan :
Alxm aabahay noocano kle maaha waa qof raga iyo dumarka isku si u arka 💕
2026-11-04 17:51:30
111
faruuxa03
Farhiya🩷 :
AlhM ilahay Nucan o,kle abo alle igama dhigin🥰
2026-11-04 19:12:36
6
nommmmm1333
DegeN🦋❤️ :
Macano maleh aaa😳😳
2026-11-04 18:25:20
8
leaderoffuture9
leader of the future 🇸🇴🤴 :
Ani 5 gabdhood ila dhalatey ani bes wiil u ah guriga saas ay tahy abahy gabdhaha Zaaid u jecelyahy wale isku mid ma ahn dadka
2026-11-04 17:20:49
12
gulled017
gulled M17✌️ :
qof weyn oo been shegaya hadaa iigu horeya 😂
2026-11-04 19:15:54
9
jiniyo230
𝓙𝓲𝓷𝓲𝔂𝓸 ♡ :
Aabahay anaku naga jecelyey inamada Alx❤️
2026-11-04 18:46:30
6
rahma.dayib5
Rahma dayib👸🇨🇭 :
walee aabahy baana iga faanin alx wiilasha gabdhaha oga qaalisan
2026-11-04 19:09:34
5
gabar.d5
ruun jano :
waa benta kaliyo igu socota
2026-11-04 16:46:55
40
To see more videos from user @xariir_kozar, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About