@fahima.quuje: Alleylehe, Axmed Qoorqoor wuxuu xilkii uga degay si sharaf iyo gobannimo leh. Waa cashar gobannimo iyo bisayl siyaasadeed oo ay tahay inay ka bartaan dhammaan dadka haya xilalka ummadda. Dadka reer Galmudugna si gaar ah ayay kuu xusi doonaan, sharafna kuu hayn.waxaan qirayaa inaad tahay samadoon danta gaarka Ahna kahormariya danta guud guul baan kuurajaynayaa Wllky iyo meel kasaraysa tanaad banaysan.

Fihima Yusuf Quje
Fihima Yusuf Quje
Open In TikTok:
Region: SO
Wednesday 04 November 2026 17:19:42 GMT
42536
4010
98
63

Music

Download

Comments

kiin_kordahab
Nasro_kiin🇸🇱❤️ :
Ahmed kaariye qoor yaa qoor halka tagtoba nabad ahow madaxwyane ❤️
2026-11-04 17:49:23
71
adankhadar8
Adan khadar8 :
Xaawo taako wankusalaama qali🥰🥰🥰✌✌✌
2026-11-04 17:21:59
13
walliam60
oday karto :
waa hogamiye cajiib oo gob ah wlhi inta siyaasad somalida arkayey🔥
2026-11-04 19:10:48
14
zaytuuneyyy5
🎀Zeynap👸💞 :
guul madaxweynihii qaymaha badnaa ee galmudug sharafta iyo nabadeeda ka shaqeeyay guuleyso mudane madaxwayne axmed abdi kaariye qoor qoor👑🫡
2026-11-05 17:23:48
1
hikam_55
🇸🇴The.Man🦅 :
Gobtu ma balanto ismana weydo❤️Qoor iyo fahiimo dad wax ku ool ah🇸🇴❤️
2026-11-05 09:38:45
2
guleedjaamac
guleedjaamac :
waan kaa hayaa garadad fihiima Qurxay Ina ader from habar gidir reer xaaji sleebaan
2026-11-04 17:48:44
13
yarantez7
yarantezz :
I.a waa madaxwenaha somalia ee soosocda
2026-11-05 09:21:53
1
salad.hirsi.guure
Salad Hirsi guure :
madax weyna sosocda ee soomaliya
2026-11-05 06:59:24
1
maajid559
maajid559 :
Awowe salamna fahimo ❤️🔥
2026-11-04 17:49:19
6
farhia__mahir
green girl🇧🇸🇧🇸 :
madax weyne shabkaaa
2026-11-04 17:56:35
4
muscab_zilver
☆ ZILVER ☆ :
Tageero weyn baan u ahay [Heartwarming]
2026-11-04 22:50:02
3
sadiy3401
sadiy❤️‍🩹 :
mudane qor qor guleyso
2026-11-04 19:12:51
1
riyaqqali
Riyaq Qali🇬🇧🥺 :
gob iyo nasab wye wllhi guuleyso madaxweyne❤️🥺
2026-11-04 19:41:37
1
meeleeye88
Meleysane🐲 :
Fahiima Sharaf habo Qof Gobaad tahay
2026-11-04 19:24:37
1
safiyoa15
SA F🅰️
ahmed kaariye qor qor gulyso adeer 🤴👋🤲
2026-11-04 18:00:01
1
capdihafith
ApdihafiiD⭐️📸 :
hogamiye qorqor🔥
2026-11-04 18:37:01
1
usereaexp65wbp
hon Abdisade Ahmed :
haawo taako nool fahiima
2026-11-04 17:34:18
1
ugaaskaafricaua
ugaazk :
2026-11-04 18:44:51
1
mohaciise11
🌼eng moha ciise 🌹🌸 :
Rer xaji dunida ka masul ah
2026-11-04 23:27:54
4
muhanadgedi
Muhanadgedi :
thanks Xaawo Taaka nool
2026-11-04 17:45:52
1
somal189
Durir Cawleed :
2026-11-05 19:17:54
0
malyuun.abdullahi5
Nawaal macoydeed 👵 :
2026-11-05 18:15:03
0
hudaapdimohamettt
◇ DhuKuRo DhEeMaN ◇ :
way ku xusi donaan dadka reee Galmudug io dhaamaan somaali weyn sida sharafta leh eed xilka u wareejisay is jiid jiidka siyaasadeedna aaad Tanaasul uga qaadatay mudane m,w meshaad Tagtaba nabad baraare io Barwaaqo ku joog kuu xiizi Donaaa mudane Qoor qooroooowww 🫡
2026-11-05 17:40:55
0
marwohodan2
Hothan :
gul iyo gobanimo🥰
2026-11-05 19:13:28
0
suhuyb.luko
bahja sool :
2026-11-04 18:09:21
0
To see more videos from user @fahima.quuje, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About