Waxani waa dulmi ilmahaas yar laga galaayo Allow waad u jeedaa ee badbaadi 😭😭
2026-11-04 20:02:58
201
Muxipo✨ :
Khaladaadka la caadiyeystay bay ka mid thy [Crying]
2026-11-04 17:52:11
431
🧚🏻♂️ :
Wtf maxa curad ah dulmi waye wlhi 🥹
2026-11-05 02:47:41
28
ليبان محمد ١٤٣ 💘 :
ax ax Allow noo barakeyo walaalheena🥰
2026-11-05 02:14:25
0
femenine🖤👸 :
majeclanin inancurad noqdo waxan ka qaday cuqdad xanuun qalbijab moral.xumo dhago xumo
hadii la i odhan laha curad nimada dooro.wlhi man doorteen mana noqdeen curad
culaysk iyo dagalka gudahayga ka socda cidna madaremayso kaliya waxa lagu leyay ma ubadkaad gacantada kukoriday ayad ka cadhoon kuma arkaan inad tahay qof jiidhleh daali kara xanuunsan kara
wayjiraan hablonazipkoodu wacan yahay madaxa lagu sito kamahad sheeganaya inay curad noqdaaan
lkn aniga kama.mahad sheeganayo.marnba wlhi
but allah aya iiqoray inan inan noqdo
rabiyow wan ku qancay qadarkaaga illahaw nolosha ii qurxi 😭😭😭💔
2026-11-04 18:24:10
17
Queen Asra :
kuwad sida u siday bali haday ku arkan qof an jirin 😢
2026-11-04 18:54:17
62
نانيه🦋 :
Ɡabdh kasto curada ilahow nolosha u qurxi 🥺❤️
2026-11-04 19:17:34
7
Su’di :
This is painful 😓
2026-11-05 02:01:04
0
tysme❣️ :
butt saan qalad waye wlhie 😭
2026-11-04 17:46:23
64
🦋 :
ilhyow waad na aragtaye hamigeena no rumee ya rabbi 🥺 team curaD
2026-11-04 19:16:46
5
maxamedcabdi9 :
hooyomcn❤️❤️❤️❤️❤️
2026-11-05 05:45:04
0
Canuba Raygal💎🥀 :
Dulmi weeye waxasi ilmo aad adi dhashay inaad ilmo kale ku ciqaabtid 🥺🥺
2026-11-04 20:10:39
7
H I L L Y :
This is so sad🥲🥲🥲🥲🥲.
2026-11-05 04:21:09
0
Maryam :
abuse
2026-11-04 20:40:10
12
mulki2255 :
Culeyska inta dareemaysa🥹🥹
2026-11-04 19:37:21
11
Nadar :
Being the eldest daughter this brought tears to my eyes 🥺🥺
2026-11-05 02:37:15
0
Kay🤍🇸🇴 :
Omg this is so wrong and sad 😭😭😭😭😭
2026-11-04 22:13:19
7
|Esra_🌺 :
wlhi xasuus baan galay gabar walba ma fahmi karto gabar curada maahe
anagoo hooyaa baan caqlisanay waxyaabo aanaan culayskooda udulqadan karina waan marnay but alx🥹
2026-11-04 18:34:42
21
ر🧕ي❤M 👸 A :
sidn uso wada hen jiry MntanA aniga iyo ilmhyga wy na ceyriyen😔
2026-11-05 03:41:11
7
إيدل💎 :
Wa sbbta an hda u qatey go an qaldan wxn rajeyna inan guleysto🤲😭😭
2026-11-04 19:22:40
6
boqoraadhiogaden :
curaad nimadhu Wa masuliyada na saaran illahow nala garaab gaal team curaad laabta sogaal 🫂🫂🫂💓
2026-11-04 18:32:30
17
Isra khadar :
waa dulmi waa ilmo yar
2026-11-04 17:44:02
12
bushra :
Illaho walshy nodaa wlh curad karti bdhn be ahed wa hooya dhen labad 😭 😭
2026-11-04 18:17:19
5
To see more videos from user @burcawiyad2, please go to the Tikwm
homepage.