@0.07451: Hooyadayda qaaliga ah, maanta farxaddaydu laba jibbaar ayay noqotay, sababtoo ah guushayda waxaa ila wadaagaysa adiga. ❤️🎓 Waxaan aad ugu faraxsanahay dadaalkaaga, samirkaaga iyo go’aankaaga aad ku gaartay guushan quruxda badan. Waxaad ii tahay tusaalaha dadaalka iyo in riyo aan da’ lahayn ay rumoobi karto. Maanta adiguna waxaad mudan tahay hambalyo iyo bogaadin aan dhammaad lahayn. Waxaan kugu faanayaa hooyo, waana ku jeclahay. Hambalyo hooyo, guushaaduna waa farxaddayda iyo sharafkayga. Allah ha kuu barakeeyo aqoontaada, hana kuu siyaadiyo guulaha. 🤍🎓 #sightinsight #perceptiontips #visuallearning #mindhacks #creatorsearchinsights
Dhool❤️🐎
Region: SO
Wednesday 04 November 2026 17:51:59 GMT
Music
Download
Comments
Nagma :
M.a congratulations hpo adi iyo hooyo hodanba 🎓🎓💓
2026-11-04 18:20:26
0
N’💕 :
aleh Haydin xafido walshay🥰
2026-11-04 18:50:36
14
jano🥀🎀 :
wallshey najmo eedo mcn
2026-11-04 18:15:16
1
Ali karamo 🇨🇭 :
hnblyo mom hodan caydiid io wllshy najam siciid 🫡
2026-11-04 22:06:58
1
yannii qurux :
Ilahow isha bini adamka ka qabo ilahay ha isku kiin dayo mansha allah
2026-11-04 20:20:24
4
Nimcoyyy :
Congratulations my little sister and habo ❤️
2026-11-04 18:06:14
1
Tuphaaax🦋🦁 :
Hanbalayo labadina alpiyal❤️
2026-11-04 19:44:24
1
Abdirahman Xiirey🐎 :
Hamblyo Walaal Najma adiga iyo Eedo Hodan❤️
2026-11-04 18:50:27
3
Hafsaaaaa 🪫 :
Ilahy isha bini adamka haydinka qabto wllo gulaysta labada darodka ❤️
2026-11-04 21:18:01
1
asturan Ina cawil :
hanblyo wllshy najma iyo hpo hodan guusha aad gadhen aad ayaan ugu farxay illhy ha idinku anfco cilmiga baraten illhy isha ha idinka duwo
2026-11-04 21:45:33
1
cosob🌸 :
Najma iyo hoyaayaba hambalyaan nileeyaheu cilmi naafic ah labiinaba❤️❤️
2026-11-04 18:45:47
1
MUgie🦅 :
Allahuma barik alleh haydin xiftiyo ❤️
2026-11-04 21:46:19
1
Gooosha🐎❤️ :
Hamblyo Wlal Najima Io Hbo Hodon CaydiiiD❤️
2026-11-04 19:20:32
1
Carfi🍁 :
Hambalyo habo hodan & Walaashey Najma yar❤️
2026-11-04 22:36:54
1
Mahamed :
Mash,alllah hambalyo hambalyo
2026-11-04 19:13:22
1
It's Nimo🎀 :
Hambalyo wllshay hodan iyo gabadheeda mnsha allh waa dhacdo quruxbadan❤️
2026-11-04 20:19:02
1
Asma❤️ :
Alhuma baarik Hamblyoh labdinuba ❤️lama moodo inay ku dhashy mashlh hooyo io inaanteda isleg hdna Marwda qalin jabinyh
2026-11-04 18:09:56
1
Ayman❤️🫶 :
Allhuma barik Gabdhan io HooYaDeeD oo wada qalin Jabisayeyna🖤
2026-11-04 19:27:38
1
I'M🔥 :
Wlshay Najma Nuura iyo Hooyo Allah Ha idin barakeeyo ♥️
2026-11-04 20:15:55
1
LaaLi💕💃 :
allahuma baarik mansh alaaah 😍
2026-11-04 19:16:15
0
amal Himilo :
Masha allah tabarakalah allahuma baarik allow isha bani aadamka ka xijaaab
2026-11-05 03:07:05
0
Aiشa✨ :
Allhuma barik
2026-11-04 18:47:50
0
Dous🥇🫧🌿 :
Allahuma barik saaxiib io adi hooyo [Red heart][Red heart]
2026-11-04 20:14:32
1
S M M :
Tee baa hooyo ah se teeba gabadhedii ah anyway Hanbalyo 😁
2026-11-04 22:17:40
0
asturan ina Axmed 💖💚 :
🥰🥰🥰
2026-11-05 02:29:27
0
To see more videos from user @0.07451, please go to the Tikwm
homepage.