@faraaah_arts: Zowjad digila siman bagadi ❤️. @salmasaalah7 #faraaah_023 #juu_makeup_arts #mjpower🇸🇱🦁 #farxada_nolosha #family

FARAH ARTS シ 💜
FARAH ARTS シ 💜
Open In TikTok:
Region: SO
Wednesday 04 November 2026 19:13:04 GMT
217618
43469
283
2044

Music

Download

Comments

salma_carab
SaLma😍 :
Xinaha😭😭😭😭
2026-11-04 20:30:20
173
maryamjanno1
Janna. :
cilanka quruxdiisa si lo argo Ha la sii dhaqo🥰 wlhi
2026-11-04 20:57:36
199
bottom187
shaxaari :
gormee wye
2026-11-04 19:38:32
0
haliima83
HA🤍🕊️ :
gabdhaha canka say cilaan quruxbadan umarsadaan unbay malinta aroska modobayso isku dhaboqayaan malabo baan ka yabnaa hadana salmo lakiin m.a iyadaa ku qanacsan❤️
2026-11-04 20:09:07
1757
emnsaedd
Eman✨ :
madoobayso haday marsanayso nashqad kala fogfog aan sidaa ubuuxin bay marsan lahayd nashqadan casaan bay kusoo baxaysaa se masha allah
2026-11-04 20:00:48
1362
janno2028
Amal kashawito🛠️🎀 :
O cilanka Maxa ka qaldan 😳Wuba qurxanyhy
2026-11-04 20:47:12
284
quen.anfac47
lama helaan :
bisinka oo maxaa cilaanka looga badiya lkn Hmplyo
2026-11-04 20:11:50
125
ishaabdul11
Ishaa abdul :
Cilanka inu qafiif yahy ficned sida kale qurux waye 💋
2026-11-04 20:43:05
41
naruuroali5
naruuro❤️💋 :
cilaan kan hadusan aheyn yaaba lamarsan 😭😂❤️😁
2026-11-04 22:51:08
37
nuaymah
Nuaymah :
Aroos wcn gabadheena 🥰
2026-11-04 19:28:50
59
.45.780
Sihaame 🏴 :
Qasab Miya ina Cilaanka dhabarka lugaha iyo gacamaha sidan la iskaga dhaboqo simple ma marsan garn miyana 😍
2026-11-04 22:42:29
15
sabnaa2029
saabo❤️🫶😫 :
m.a lkn cilaan kamo lahan[Crying][Crying]
2026-11-04 20:12:19
4
ifraaxxilkas1
strong girl :
duu qrx bdn [Heartwarming][Heartwarming][Heartwarming]
2026-11-04 20:03:03
6
amraneyy122
daimond 😍💘 :
Gabadha hala yabina cilaanka sidan eh inta badan reer xamarka cad cadka marsadan Mina arag miya fey fey io amiira inta badan sidan be u marsadan 😁❤️
2026-11-04 20:38:45
54
almazbbe
baqoradi dishiishe 🇵🇭🇵🇭 :
masha alaah arooska wa gorme
2026-11-04 19:46:52
7
burcawiyada0
𝑵𝒊𝒂𝒎𝒂🎀 :
cilanka max ka khldn lkin alhuma barikk❤️
2026-11-04 20:23:05
9
inafeisal8
Zakia🕊️ :
Cilanka kama helin😭😭😭
2026-11-04 23:44:47
0
inamoho95
2019/8/6🫅 :
cilan said wy wey iska badisy lkn mxa iga lay[Tears of joy]
2026-11-05 09:39:38
0
seerinaa4
serin 🦢🤍🥹 :
cilanka wuu isku dar dar san yahay lkn hambaliyo😭🥰
2026-11-05 10:48:05
4
usershacni143
shacni🤍 :
zawjad digila wovv❤️
2026-11-05 09:57:57
1
haawo_afcad12
H🤍🫶 :
malinka aroskoda cilan dhiiqa sartan[Tears of joy]
2026-11-05 04:35:37
0
nilover62
nimca🇸🇴 :
Cilanka aragsaneyy kuso bixi lahaa o casaan eh any way hambalyo❤️
2026-11-05 11:15:38
1
dads_forever
᭄ᴡᴏʟғ࿐ :
Cilaanku quruxdiii gacmaheeda ayuu qariyey
2026-11-04 21:18:58
3
kun_ka_mudaney
🕶️ :
Gacamahedu cilkan yaryr kuso bxi laha anyway Hamplyo caruusah❤️
2026-11-04 20:43:01
2
slmy_2.3
𝓈ℯℒ𝓂𝓂𝒶ᥫ᭡ ִֶָ🐎 :
heesta ma af shaanshiyed lagu qaaday midh kama fahmaye😭😭
2026-11-05 04:38:57
1
To see more videos from user @faraaah_arts, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About