elcapitano faraska cad cawo wu naga fujiye 🥺😂vamoos real madrid 😂
2026-11-04 20:16:09
6
『 كَلَامُ اللّٰهِ :
yariis ila dhashey oo barcelona tageero ciyaarta ila daawa naayey marka daqiiqada gaartey 89 waxuu dhahey 90ka wax yar ka dhiman wax loo sheegey cml com back wax loo soo sheegey cml udhelayaan arag le asoo dhahaayo wax yar kadib Valverde sariiq kasii baxaayo arkey ani aaba naxey madrid for ever 😄