@mohamedhamud21: @kaaba_caydiid @Abdul El-Sayed #somali #somalitiktok #motivation #marriage #foryou

Dr Hamud
Dr Hamud
Open In TikTok:
Region: GB
Wednesday 04 November 2026 21:03:57 GMT
29941
2504
58
404

Music

Download

Comments

naasuser0
Shamso ❤️ :
Dumar wax isma dhaafine ninka asagaa wax bartay oo shaqeestay eee shaqeesta 😂😂😂😂 2016 buu tartamay waa laga guuleestay hadana wuu guulaystay🥰🥰🥰 wax barta farax
2026-11-05 07:37:19
22
qalanjao
Bloom🌸✨ :
Dumarka intay ay nin guushisa waqti ku bixin laheyd ayado waliba reerki iyo caruurti masuliyadoda dusha kaliged saaraty uu ninka waqti uku shaqa tago iyo mid uu waxkubarto ama hormar ku sameya siiya, waxa jeclan laha inteysan caruur iyo ninba guursan marka hore in ay naftoda hormar gaarsiyan waayo ninkasta aaqirka dadaalkisa o kaliya in u ku gaaray ayu aminsanyhy guusha, waana sababta bulshadena badanka ay raga u yihin kuwa ka hormarsan dumarka aaqirkana waalaga taga dumarka o lagu jisaara ayadon wax dhaxala la siinin very sad moment lkn mar un wey baraarugi doonan 🥹😭
2026-11-05 05:34:57
67
aqiil_bile_21
AQIIL 🇸🇴 🇰🇪 :
Aniga fikirkeyga waxba kama jiraan ninka raga wuxu noqdaa wuxu iska dhigo i believe that
2026-11-05 11:42:51
6
dr.asli91
dr asli :
Well said agree
2026-11-05 09:40:23
0
cadcedacirka09
dahabo 🫅 :
Really ♥️
2026-11-05 16:59:17
0
boqorkamo
Abdulaziz :
Awiii teydiii😳😳😳😳 aniganaa
2026-11-05 15:55:20
0
argzanahmett5
Miss.D🫅❤️🐎 :
Guulkasta Oo Nin Gaadho Gabadhbaa Ka Dambaysa Gulaysta Walalayal❤️🥹
2026-11-05 04:48:39
6
hodanhoodo5
cudbi cago buush 💵 :
ana keyga madaxwayne la rabaa iigu taageera soomaliyeey
2026-11-05 06:52:38
2
madharge818
Winner 🥇 :
Dumarka wee wngsn yihiin lkn sidaaka dhigato ayee noqotaa 🫂🌹❤️❤️
2026-11-05 12:57:04
2
zarria76
🥀 :
Raga guulaysta waa rag dumarkooda u wanaagsan qofka masuuliyada gurigiisa kasoo baca dhankasta Allena waa u hiilinayaa.
2026-11-05 07:21:09
5
hakiim396
onkod💥 💬💀 :
nin raga gabadh baa rag dhaafisa dumarku ma xumee waa gadba waxaad ku beerato❤️
2026-11-05 08:08:14
4
simaan352
Siman 💕 :
Asagaa kakansaday mashallh alahumabaarik waaw
2026-11-05 08:33:58
1
dulmidiiid991
duceysan hajji :
nin walbo xaaskiisa ixtiraam kalsoni jcl naxaris siiyo kana dhigo boqorad fakar iyo ilmo ka ilaaliyo wllhi heer buu karaa wayo nin walbo guul garo xaaas qiimo bdn ka dambeyso almuhiim qof walbo miruhuu beerto ayuu gurtaa
2026-11-05 15:21:01
0
queen_dhayman
queen_dhayman❤️👸 :
2026-11-05 07:22:22
1
richman0930
RICH MAN :
Waa hooyo qofkas dheemanka ah ilhow hooyooyinkeena noo xifdi❤️❤️
2026-11-05 09:05:33
1
fearless1977
Hodan Janno🍒📿 :
Marka anaga yaa noo maqan?
2026-11-05 05:11:55
0
kaligeednaaag
Gobaad👸🏻❤️🐎 :
Aad iyo aad
2026-11-05 14:28:12
0
deqsan900
Deka♀️ :
Maxa lo arki wayy nin xaaskisa meel saaro gaarsiyey? ma is dhihi karnaa inee hor mar gaarto marabo😳
2026-11-05 07:00:05
0
jjj04626
maska :
guul somali siisey qof shalay derbi kasoo booday guushiisa maxay katartay
2026-11-05 06:39:22
0
gudoon2m
dagan mxamoud😘 :
really💯🙏
2026-11-05 07:24:11
0
fiaza19
bintu Muhammad :
2026-11-05 08:57:29
0
ayan.ahmed6708
Ayan Ahmed :
Alxamdulilah aniga awlaadeyda ayaan aad ugu dadaala in ay meel gaadhaan dhan walba waan ka dhisa Aqoon, Diin, Caafimaad, Kalsooni iyo Akhlaaq Dhaqaale iyo waqti waan ku bixiya waayo iyaga waa dhiigeygii oo noloshaydii waa hamigayga aduun iyo aakhiro Ilaahay ha ka dhigo qaar libaana Ilaahow awlaadeyda iyo kuwa islmaakaba barakee alxamdulilah durba waan arkayaa tacabkeygii marwlaba a Ilaahay ayaan ku Xamdiya nimcadiisanu I siiyay laakiin odeyga Ilaahay ha noo barakeeyo xoogiisa 😂 iyo caafimaadkiisa waa reerka lafdhabartiisa
2026-11-05 11:30:50
1
osmaanjarato
Sultan Osman :
True alle hadayo dumarkeena
2026-11-05 09:40:10
0
filmsphoto7
MOA FILMS AND PHOTOGRAPHA :
Saxix✍️✏️
2026-11-05 13:29:37
0
samra3682
samra👸 :
Definitely
2026-11-04 22:30:52
0
To see more videos from user @mohamedhamud21, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos

@anitta O novo álbum de Anitta, **
@anitta O novo álbum de Anitta, **"EQUILIBRIVM"**, tem movimentado a internet ao colocar a espiritualidade no centro de sua narrativa artística. Ao longo dos visuais e das músicas, a cantora apresenta referências a diferentes elementos religiosos e culturais, incluindo cenas inspiradas em tradições de matriz africana, o que despertou um intenso debate nas redes sociais. Entre os momentos que mais repercutiram está a exibição de um ritual de bori nos visuais do projeto. Para muitos fãs e admiradores, a escolha representa um ato de respeito à diversidade religiosa e uma forma de expressar sua identidade espiritual por meio da arte. Nas redes, diversas pessoas elogiaram a coragem da artista em abordar um tema que, historicamente, ainda enfrenta preconceitos no Brasil, destacando a qualidade estética e o significado simbólico do projeto. Por outro lado, o álbum também recebeu críticas, principalmente de parte do público cristão, que manifestou desconforto com algumas das referências presentes na obra. As opiniões divergentes rapidamente transformaram o lançamento em um dos assuntos mais comentados da internet, gerando debates sobre liberdade artística, fé, intolerância religiosa e respeito às diferentes crenças. Independentemente das opiniões, "EQUILIBRIVM" já pode ser considerado um dos trabalhos mais discutidos da carreira de Anitta. A cantora volta a mostrar que não tem receio de explorar temas pessoais e culturais em seus projetos, despertando emoções, reflexões e conversas que vão além da música. Em meio aos elogios e às críticas, o álbum reforça o poder da arte de provocar diálogo e evidencia como a espiritualidade pode ocupar um espaço de destaque na produção artística contemporânea. #anitta #anittacy #equilibrivm

About