waan daremi karaa hooyo ayaa 3 sano iga xanunsanaysa qadarka ilaahay ayaanu raali ku nahay
2026-11-05 04:20:13
288
kaafiyacakesandsweats123 :
dhimashadu wa xaq lakiin anigu waxan arka inay hooyo daa ka nasiib badantahay hooyoyin badan wayo ado bariya ayaa alle ku arsaqay sad ugu ducaynayso need wakhtigagay u sinayso waxan ogahay waliid ciil ku nol o dadkii ay dhaleen qasare ka jogaa alle ha cafiyo cafimad tama alle hasiyo hooyo macan adigana alle samiirka haku adkeyo