@ahmadlaki69: Haweeneydu ninka way nicin kartaa, balse mararka qaar nacaybkaas waxaa ka dambeeya dhaawac qalbi, kalsooni luntay iyo jacayl aan si wanaagsan loo ilaalin. Ninku wuxuu u baahan yahay qadarin, haweeneyduna waxay u baahan tahay jacayl, daryeel iyo in la fahmo. Xiriir wanaagsan kuma dhismo qurux iyo hadal macaan oo keliya, wuxuu ku dhismaa ixtiraam, daacadnimo iyo isfaham. ❤️ Qalbiga qofka aad jeceshahay ha dhaawicin, waayo qalbi jabay way adag tahay in dib loo dhiso.
Ahmad qaraami🇸🇴
Region: KE
Thursday 05 November 2026 04:31:35 GMT
Music
Download
Comments
mss vlog🇸🇴🇰🇪 :
aniga wan nacay lakin wax laan ayan ahay hadan wax hsto ifur ayan dihi laha
2026-11-05 09:52:08
41
Samira :
Walahi anigaa nacay lakiin caruurta iga yaryar
2026-11-05 13:01:06
21
Ayaan badan❤️ :
Wlee anaa nacay ilahay ha nacee waxna iskama nacne sabab ayaanu ku nacna
2026-11-05 10:18:05
28
Aisha👑 :
Ani markan nici rabo lacag ayu isiiya wa iska amusa 😭😂
2026-11-05 13:10:00
9
Aflax shops :
is true
2026-11-05 15:16:19
1
👸🏽💞 :
Alla ma sheikh umul o kaala jiraa 🥰allaha kuxafido sheikhow
2026-11-05 16:11:48
4
xis xargo :
shiikhu fariidsanaaaa[Tears of joy][Tears of joy][Tears of joy][Tears of joy]
2026-11-05 09:19:18
5
Leyla dagan :
War Ani mar walbo Uu naceeb isoo galo lacag buu isiiyaa waxaan ba is Arkaa Anoo jeclaadey 🤣
2026-11-05 16:01:16
4
🦅Precious💎🦅 :
So anigi mar hore ogay oo sameyee.
2026-11-05 07:29:25
6
Fahiimo :
scwscw
2026-11-05 18:48:13
1
Abwaanad baxsan :
wan ku farxay
2026-11-05 18:17:44
1
poqorada reerbari :
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
2026-11-05 13:11:38
6
amira :
Sax
2026-11-05 18:40:08
1
Muna Ladan :
🥺
2026-11-05 15:57:27
1
Roodo Ismacil abdi :
2026-11-05 17:25:11
1
amira :
Scw Scw Scw
2026-11-05 18:41:54
1
birimo :
scw scw scw scw scw
2026-11-05 17:28:57
1
Abwaanad baxsan :
yes
2026-11-05 18:17:15
1
mariya💎🇸🇴 :
Waa warkii ugu farxada badna on maqlo
2026-11-05 06:58:57
26
Roodo Ismacil abdi :
2026-11-05 17:25:46
1
user73938852931018 :
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
2026-11-05 17:42:38
1
H :
Maasha allaah sheikh allaah haku xafido dad aan ogeynba ogaaday
2026-11-05 19:30:06
1
Ruun❤️ :
Nasro cige waa l nacay
2026-11-05 18:00:33
1
Goosha Qaranka :
walahi aniga nacay
2026-11-05 18:40:42
1
Fartun Jewellery :
taas waarun
2026-11-05 10:43:22
2
To see more videos from user @ahmadlaki69, please go to the Tikwm
homepage.