@curupoh_travel: Safarkaygii Shalay waxa ku Beegmatay Qadar alle { alle ha u booga dhayo Dadkay hantidu kaga Gubatay Doontaas }❤️

Dalbarad Tourism🌴
Dalbarad Tourism🌴
Open In TikTok:
Region: SO
Thursday 05 November 2026 04:51:48 GMT
45702
2300
47
129

Music

Download

Comments

tafo961
TaFo Vlogs :
Dadku ha idinka dalxiisan maxy u qapan karana aan duco ahyn habluhu
2026-11-05 07:22:33
198
dhool416
the real queen 👸 :
subxanla umada maxa qalbiyada madobeyay🥺🥺
2026-11-05 06:44:50
62
kooke241
أستاذ إسماعيل إسحاق :
dalxiisku maalin xun ayuu idinkag,beegmay waan ka xumahay sorry
2026-11-05 07:10:14
21
kanimouse
Kani Mouse 🎥 :
Cadceedii dhalataba Nolashu waa cayn
2026-11-05 13:17:57
2
arlideeq
ubax arli Deeq :
wixii gubanaya mxaa naga galay bay taaganyihiin walalaahay[Tears of joy]
2026-11-05 05:59:28
5
mrsong257
〽️Mř ifaaye 🥷🥷 :
idinkaa gubay markabka
2026-11-05 11:32:56
0
naagisaaq6
Suldaana❤️🤍💚🐪🦁 :
aduunku intaa ayuu isku jiraa illhy sikasta isagaa awooda qaar way dalxiisyaan qaarna hadtidodii ayaa basbeeshay illhy bedel khayrqaba hasiiyo
2026-11-05 07:37:55
5
caraftadhool0
dhool ❤️ :
horta mxd ka qiirootaan dadkay ka gubteen car daasad caana haydin siiyaan ama dadka baahan ugu yaraan haka naxaan dantooday yaqaanan hablahana danahooday u dalxiisayan alle badal khayr qaba ha siiyo qasab miyaa in lala murugoida[Tears of joy]
2026-11-05 11:34:34
3
jacayloow_
HamZe mohamet 💀 :
Shalay 4/11/2026 maalin Arbaca 02:00
2026-11-05 10:58:51
0
_m.taaz
Momtaz_Ali :
2026-11-05 06:28:33
0
queenasyaf0
clfataax :
2026-11-05 13:21:46
0
naagisaaq6
Suldaana❤️🤍💚🐪🦁 :
aduunku intaa ayuu isku jiraa illhy sikasta isagaa awooda qaar way dalxiisyaan qaarna hadtidodii ayaa basbeeshay illhy bedel khayrqaba hasiiyo
2026-11-05 07:37:55
1
xamsexariir01
xamse cabdixakiin :
lama yaabani hablaha waxan la yaabanahy cidan videoga so dhigtay waa kugu ceeb sxb inaad inyaro damqasho u muujin waydo wlalaha hantidoodi halka ku ba'bady
2026-11-05 07:15:07
6
updirahman_cade0
Updirahman🇸🇴🫡 :
Waa dad damiirkoodi dhintay wlhi
2026-11-05 05:16:56
10
3dnayy
Adna online 🛍️💕 :
Miyey u ooyi lhyeen marka ma iyga ka guby wxn duco ahyn uma awoodane qiirda umda ka dya
2026-11-05 10:57:30
3
excidaviladagabadhooda
Anzal 👸🐄💸🔥 :
Maxaa ka galey iyaga wakhtigooda ha qaataan ganacsatada dadka dhiig miiratada ku ah 10 doon xata haday ka gubtaaan don’t care 😎😂
2026-11-05 11:07:20
1
heblaayyyo
Unique 🥹♾️❤• :
Somali qiirro jecel Adoo dalxiis mel u tagy hadey qadartii ale ka dhacdey Shaqadada maha kaliya ducaad u awooda
2026-11-05 10:57:45
1
sinnna52
•SIENNA✨️🧸 :
kuwann mlaha umadeeda mha
2026-11-05 11:50:20
1
cabdi.shakuur.bas
C/Shakuur bass🦅 :
kuwan baban uga shaki sanay inay guben dontas
2026-11-05 06:08:48
1
sareeyegaas78
シ︎𝗦𝗔𝗥𝗘𝗘𝗬𝗘 𝗚𝗔𝗔𝗦 :
newyork miyey iska qiiqda😂😂🤣
2026-11-05 11:49:30
0
qazaaye2002
QAZAYE💚🤍❤️ :
Nina hanti diisiibaa halkaa ku gubanaysa Idina niikaa ladoonateen
2026-11-05 12:33:41
0
suleekho121
Nafyar❤️ :
Barbara gumaneysa maxa iya gidhiisha o cad weeye ilhy dadka badal khaur qaba ha siyo
2026-11-05 11:51:20
0
em_why0
مــان 🇾🇪 :
Damirka ka dhinte Wlhi
2026-11-05 12:36:31
0
the_hepel
McM :
damir xumaduba wakan wax ka dubaya haplaha
2026-11-05 11:37:36
0
frexx334
𝙊𝙥𝙩𝙀¡𝙧𝙖𝙃𝙢𝙖𝙣𝙣𝙣❣️♾️ :
Wxn Ma dalxiisba sida tahribaysha don la idinku guray
2026-11-05 05:43:08
0
To see more videos from user @curupoh_travel, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About