Language
English
عربي
Tiếng Việt
русский
français
español
日本語
한글
Deutsch
हिन्दी
简体中文
繁體中文
API
Home
How To Use
Language
English
عربي
Tiếng Việt
русский
français
español
日本語
한글
Deutsch
हिन्दी
简体中文
繁體中文
Home
Detail
@waayoarag108: Ragow kala saara telefoon lagaa qabtay iyo in lagu jeclaaday
Waayo Arag 🇸🇴🔥💯
Open In TikTok:
Region: SO
Thursday 05 November 2026 05:54:44 GMT
34810
4405
212
317
Music
Download
No Watermark .mp4 (
0MB
)
No Watermark(HD) .mp4 (
0MB
)
Watermark .mp4 (
0MB
)
Music .mp3
Comments
nadiifa💸💵 :
mid sanad lasocdeyy anoo rabin buu hduu hal mar isoo waco isla markii ba wn ka qaban jirin su udaremin salad wlbana ilahow iga kaxee dhihi jirey alhmdullh isaga inacey wxu modaya inuu isaga iga tagey lkin ilaah bn ubaryi jirey inu iga tago oadago🥺😂
2026-11-05 07:28:55
444
mīçìēlå 💘🫶🏻🦋 :
Mute ka marku iga qaldan yhy lee la hadlaa san ugu qayliyo oo jawiga ku dagsado wallhi😂😂
2026-11-05 10:07:37
171
Hamda👸🏾 :
mida ogahe ya ushego 😂
2026-11-05 10:25:11
24
ᥫ᭡𝓷𝓪𝓳𝓶𝓪☘︎ :
ano xiisoley ahaa oo raga ucamiri jiray unbu mid hadal yaqana ihelay😂❤️
2026-11-05 13:15:48
13
chamiLa🖤 :
midban malin igu iri qofka xita ano rabin sanad ku dhawad wa la hadli kara malinto ba igu dambesay wax qaldan miya iri😳😂
2026-11-05 09:09:14
39
Iduu qurux🥰 :
Magacada ben kama adan shegin wale[Heartwarming]
2026-11-05 07:11:31
5
️ :
Ixtiram wx ladhho ma aqaan qofan Rabin one second xita lama hadli kro 😂
2026-11-05 11:31:58
29
Sacdio💕 :
Wll axadka lacgta isiinya haygu dirin😭😭😭
2026-11-05 10:31:28
7
𝓘𝓴𝓻𝓪 | ملكة :
alla run badanida 😂🫣
2026-11-05 08:06:44
10
Zahruu 🎀 :
Yaaa bixiyey sirtaas
2026-11-05 08:33:07
29
🥹♥️ :
run bdnaa
2026-11-05 16:59:38
1
ceyni💃👸💋 :
sida saxda eh☺️
2026-11-05 06:05:20
24
Naruura❤️ :
Ala maxaa runta sheegtay 😂aniga mid sidaas ookle anigoo rabin oo callkisa dibsanayo markaa labo jeer ku dageysto marka sedexaad ka qabtaa hadalka markuu badiyo neh qadka kor ka xiraaa 😂😂😭
2026-11-05 07:51:36
11
H🖤 :
run badanida wll😭
2026-11-05 07:18:13
5
MISKI. 💕🌴 :
ina ano ogayn melahaas laygaga dhaga Hadlo Sow Qalad maha 😭😂😂
2026-11-05 07:41:09
5
lisa🖤🦢 :
sidan ujecelay inan video dawado maba dhafo🧠🫶🏾😂
2026-11-05 07:15:59
5
naJMO💜🇨🇦 :
sirta yaa bixiyay😂
2026-11-05 16:07:20
1
🌹 :
😂😂😂😂
2026-11-05 16:23:09
1
Joog dheer :
Wlhi qof aan rabin lama hadli karo 3 mlin mobelka hdaa ka qabto isku dhibo malin 4 kuna dari karo😭
2026-11-05 10:08:57
3
Liyana𓍢ִ໋🌷͙ 🦢✨ :
intas dhan waxa islenahay qalbada u ilaliya adunyada waa malma qura ee
2026-11-05 16:27:38
1
Ubx♡◇ :
2026-11-05 12:31:30
1
Sawda_yar♡ :
wlhi ben ma ah😂
2026-11-05 14:09:03
1
Dagan bintu Hassan🕊️ :
Ani walhi Ixtiram wx ladhho ma aqaan qofan Rabin one second xita lama hadli kro 😂
2026-11-05 13:04:56
4
RaQiaᥫ᭡❤️💃💅 :
Mid Hlkana Raju iga Leyhypa intasu Fahmi La'yahey 😭😂😂😂
2026-11-05 14:32:13
3
fatia🫅 :
Beenta maha wlhi
2026-11-05 12:34:48
2
To see more videos from user @waayoarag108, please go to the Tikwm homepage.
Other Videos
#creatorsearchinsights #motivation #football #objetivos #fyp
#chiesa#fyp #fyp #lovequotes #relatable
#Fitness #gymbro #transformation
20 Años de Consejos Brutales de Negocios en 75 Minutos | Álvaro Luque con Pavo Gómez en Épicamente Podcast.
#loveyou #myprince #छोरा #श्रेयाण 💖😘😘😘💪💪💪👈️ #माया😘❤️🥀 #princelover @sapanagangai9811
#FFWSGF2026 #FreeFireTH
About
Robot
API
Legal
Privacy Policy