Foontek alabteda haku hadlin waye lkn qaali waye bas
2026-11-05 12:15:43
2
Hassan Kafi Hk :
Lakin Dhibatadu waxay gaaraysaa Shaashada telphonka ayaa jabaya adeegaas dartiis
2026-11-05 14:44:20
0
✮ 𝗡𝗼𝗻𝗰𝗵𝗮𝗹𝗮𝗻𝘁 ✮ :
Ani idhiib Ana garaacaye
2026-11-05 10:50:32
2
CuMaR ShiV.❤️🤴 :
𝗸𝗮𝘄𝗮𝗿𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗻𝗮𝗻𝗯𝗮 𝗿𝗮𝗯𝗶🤣🤣
2026-11-05 10:15:37
2
Abdifitah hussein :
waa meeqo
2026-11-05 20:05:09
0
ex_jo_ar_🇸🇴 :
Farqiga udhaxeyo mid ina suqa galisid aya rapta midnah suqa kasarto 😂🤣
2026-11-05 20:48:30
0
ANWER :
Labadaba wan gadaa Farqiga udhexeya wan aqanaa
2026-11-05 19:17:59
0
updirahman dhenka :
wax iga jaban doonaya anu
2026-11-05 19:33:33
0
Ibrahim Islaw :
wan raba inte kahela
2026-11-05 16:24:42
0
٠٠م٠خ٠تا٠ر٠. :
miyarad iyo plastic. aye kala yihin
2026-11-05 09:16:55
1
MOHA YARE :
macalimuu meeqo waye inteena ku talaa 😳
2026-11-05 15:42:56
0
KEYNAAN 🤴🌴 :
samsung miyaaamise iphone wye 🔥
2026-11-05 09:19:36
0
Duuje Alnurani :
Samsung A27 maka haysaa zxp
2026-11-05 19:28:25
0
UB ID🇸🇴 :
Waa run aniga ayay iisaaranthy, FOONTEK[Fire]
2026-11-05 09:24:42
0
Ahmed Hassan :
waa meeqo
2026-11-05 19:04:24
1
Bilaneyyyy :
High quality
2026-11-05 17:02:09
0
Bashaash Digital 🅱️✅ :
I aamina bahashaas aan jabeyn Waa risk anigaa isticmaali jirey waayo ayada ma jabayso lkn telka screenkiisa ayaa jabaayo mida jabayso ayaa fican oo dhibaatada waa i qeybinee lkn tan ma jabayso
2026-11-05 21:16:40
1
ᑭᗩᒪᗰᗴᖇ🪐🪼 :
shada karo wax ma garayo lkn mida hoose😂
2026-11-05 09:25:21
0
mr.mucaawiyeali :
Imise waye lkn isaga besol ah malahelikara zxp
2026-11-05 10:33:49
0
𝐀𝐁𝐃𝐈 𝐀𝐙𝐈𝐈𝐙 :
Nio Laascaanood baan joogaa sidee ku helaa A17
2026-11-05 12:12:57
1
Money 💰 :
inte ku tala wllkei
2026-11-06 01:25:57
0
𝑺𝒆𝒂𝒓𝒄𝒉𝒊𝒏𝒈........ :
xaruunta
2026-11-05 22:43:31
0
To see more videos from user @foontek_, please go to the Tikwm
homepage.