@bbcnewssomali: "Haddii aan anigu ku jiri lahaa liiska musharaxiinta oo aan ku qornaan lahaa warqadda codeynta waan guuleysan lahayn" Donald Trump madaxweynaha Mareykanka oo ka hadlayay guul darradii ku dhacday xisbiga Jamhuuriga Wariyaasha ayaa sidoo kale wax ka weydiiyay in dagaalka Iiraan uu qeyb ka haa guul darrada soo gaartay xisbiga Jamhuuriga iyadoo labada aqalba ay kaga guuleysteen xisbiga Dimuqraadiga doorashada dhexe ee dhacday talaadadii. #bbcnewssomali #somalitiktok #Trump #Iran #fyp
faan badanaa.
2dii jeeree horaba wuxuu kusoo baxay ilduuf ay sameeyeen democrats ka sababtoo ah waxay la tartansiiyeen haweenay.
bulshada American ku ma jecla iney naag maamusho oo ay madaxwayne ka dhigaan waana fursada uu helay oo uu ku guulaystay
2026-11-05 10:30:50
0
Fathi Boy :
😳😳😳
2026-11-05 12:34:18
0
Fathi Boy :
😁😁😁
2026-11-05 12:34:21
0
mastar qandac :
😂😂😂
2026-11-05 12:35:41
0
Yaasiin Cali Kabe :
[Red heart][Red heart][Red heart]
2026-11-05 10:41:25
0
cabdi haaji :
🥰🥰🥰
2026-11-05 10:31:35
0
fuaadabdiladhif :
😂😂😂
2026-11-05 10:48:44
0
cabdi wajid :
💞💞💞
2026-11-05 09:21:59
0
taliye sakariye :
🥰🥰🥰
2026-11-05 07:24:18
0
To see more videos from user @bbcnewssomali, please go to the Tikwm
homepage.